JIG JIGA GOAL SPORT

JIG JIGA GOAL SPORT JIGJIGA SPORT TEAM

ciyaartoyga wanagansan markasta wuxuu kasoo muqda fagarayasha xirfada laguso bandhiigoBilaal waa ciyaartoy xirfad wngsn ...
01/09/2024

ciyaartoyga wanagansan markasta wuxuu kasoo muqda fagarayasha xirfada laguso bandhiigo
Bilaal waa ciyaartoy xirfad wngsn Markastana waxaan leyahay Hambalyo Hambalyo

Warqadaas lix cisho kahorbaa xafiiska dhalinyaradda Federalka looga soo diray.Waxaa lagu farayay inay soodiraan laba qof...
07/24/2023

Warqadaas lix cisho kahorbaa xafiiska dhalinyaradda Federalka looga soo diray.Waxaa lagu farayay inay soodiraan laba qof tababar maanta furmaya ka qayb gali lahaa.Labadan qof ee loo baahnaa ayaa kala ahaa Garsoore iyo xubin kale oo haggaha xirfadda garsoorka qiimeye ah.
Tababarkan ayaa lagaga hadlayaa shuruuc cusub oo la doonayay in Deeganada loo dhaadhiciyo.Nasiib daro Deeganka Soomalida kaliyaa ka hadhay, waxaana xubnihii ka qayb galayay loo waayay noolkii AdisAbaba lagu tagi lahaa.

Hoggaaminta xafiisku dhaqaalle malaayin ah ayay maamulaane, ma lacagaha shuruucda cusub lagu dhaadhicinayay awoodi waayeen?

W-Q: Macalinka Soomaaliyed [Ms]
Voss Tv

Ninkan meeshuu ka ciyaaraba kooxdaasi ma final unbay tagtaa KEdar JipriL bulshada la wadaag sirta ka danbeysa guushaada
07/09/2023

Ninkan meeshuu ka ciyaaraba kooxdaasi ma final unbay tagtaa

KEdar JipriL bulshada la wadaag sirta ka danbeysa guushaada

Habeenka sabti soo galayso ee jimcaha Maxaa guba suuqyada inkastooy wax walbaaba qadar tahay  waxaaba Amakaag ah Dabkii ...
07/09/2023

Habeenka sabti soo galayso ee jimcaha Maxaa guba suuqyada inkastooy wax walbaaba qadar tahay waxaaba Amakaag ah Dabkii kacaaba Xoog ayuu usii fidayaa oo khasaaro badan ayuu keenaya .
Allah ha ina hareer mariyo dabku waa masiibo Wayne.
_2 dec 2011 habeen (jimce) ah oo sabti soo galayso waxa gubtay suuqa boosaaso .
_1 April 2022 habeen jimce ah oo sabti soo galayso waxa gubtay suuqa waaheen ee Hargaisa.
_19 may 2022 habeen jimce ah oo sabti soo galayso waxa dab ka kacay suuqa banaadir ee xamar .
_8 July 2023 xalay oo jimce ahayd waxaa dab ka kacay suuqa jigjiga.
_25 Jan habeen jimce ah oo sabti soo galayso waxa dab ka kacay suuqa waaberi ee Muqdisho .

FG:- waxaa fiican in fiiro iyo baadhitaan gaar ah la sameeyo
Somalia
Somaliland
Iyo soomali galbeedba.

07/08/2023

Wafti wasiiro iyo ganacsato isugu jira ayaa kusoo wajahan jigjiga kanasoo kicitimay somaliland si ay ula qaybsadaan masiibada iyo qadartii xalay kudhacday jigjiga😭

Soodhawada hiil iyo garaba waad noo muujiseene🙏

07/08/2023

Lacagti tikitka garoonka kubada cagta ee 6da maamul magaalo iyo ciyaaraha hada socda ee gobolada kasoo xeroodey ilaa hada waxa lasoo xareeyey 3milyan waxaan codsanaynaa in lacagtaasi qayb loogu deeqo dadka walaladeen ee masiibada ku dhacdey ee hantidoodi ka gubtey

07/08/2023

Dadku ha is abaabulaan waa inan ururinaa lacag 1bilion Ah Insha allah

07/08/2023

WARGELIN

Waxaan bulshawaynta daawada ciyaaraha gobolada deegaan aan ku wergelinaynaa in ay ciyaari jirin maanta gelinka dambe madaama u gubtey taywaanka wayna ee magalada jigjiga, sidaa awgeed waxa u damiirku u nasiin waayay in la ciyaaro iyado dadki hantidoodi ay ka gubatey ay murugonayaan, markaa ciyaarihii maanta la ciyaari lahaa waxaa la ciyaari doona bari gelinka dambe iyadoo ciyaarihii halkii ay kasii socon doonaan

Nogob vs Daawa 1:00 Duhurnimo
07/06/2023

Nogob vs Daawa
1:00 Duhurnimo

Kulanka labaad maanta Afdheer Vs Sitti 3:30 Galabnimo Isku day saadasha ciyaartan
07/06/2023

Kulanka labaad maanta
Afdheer Vs Sitti
3:30 Galabnimo
Isku day saadasha ciyaartan

06/24/2023

tallo

xafiiska dhaliyaarada iyo ciyaaraha DDs waxaan uso jeedin laha sportigu Deegaaku kubad cag kaliya maha nocyadi sportiga kale wa inay tartamada heer deegaan lagudaro

Maxaad ka Taqanaa Mucjizada Kubadda Cagta Ee Axmed CaraboCarabo waa ciyaartoy ilaahay haybad usiiyay ciyaartista kubadda...
06/23/2023

Maxaad ka Taqanaa Mucjizada Kubadda Cagta Ee Axmed Carabo

Carabo waa ciyaartoy ilaahay haybad usiiyay ciyaartista kubadda Cagta wuxuu zidoo kale leeyahay xooG iyo dherer uu kaga ciyaari karo possition kasta

Ahmed carabo wuxuu kamid ahaa Guleystayaashii Gobolka jarar Sanadkii h**e
Zidoo kale wuxuu kamid ahaa guleystayaashii gobolka Daadmadheedh (somaliland)
Zidoo kale wuxuu kamid aHaa guuleystaayshii Tartankii degmooyinka Gobolka Jarar wuxuuna kula Guuleystay Degmada DAROOR

JIG JIGA GOAL SPORT

Address

New York, NY

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JIG JIGA GOAL SPORT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to JIG JIGA GOAL SPORT:

Share

Category