06/02/2026
Galkacyo | Cigaal Caymo ayaa maanta kulan Qado iyo soodhawayn ah ku Maamuusay Garsoore sare Qamar oo Maalmihi u dambeeyay ku sugnayd Magalada Galkacyo sido kalana qayb wayn ka ahayd tartankii Calmiskaad ee dhawaan ku soo dhamaaday Magalada Bosaaso.