Xulka ciyaaraha

Xulka ciyaaraha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xulka ciyaaraha, Sports Event, Istanbul.

{POST_TITLE}
08/01/2018

{POST_TITLE}

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa xaflad casho-sharaf soo dhoweyn iyo sagootin iskugu jirtay ku kala maamuustay Wasiirka cusub ee Wasaaradda H.E. Amb. Ahmed Isse Awad iyo Wa…

{POST_TITLE}
08/01/2018

{POST_TITLE}

  Wararka laga Gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Soomaliland ay saaka la wareegeemy tuulada Tukaraq oo u dhow magaalada Garowe. Weerarka ciidamada Somaliland ee saaka ayaa ku so…

{POST_TITLE}
08/01/2018

{POST_TITLE}

Talliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed C/weli Jaamac Gorod oo shalay isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo gaareen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso nab…

{POST_TITLE}
08/01/2018

{POST_TITLE}

Ra’iisul wasaarihii h**e ee Masar Axmed Shafiq ayaa sheegay inuu go’aansaday inuusan isku soo sharixin doorashooyinka madaxtinimo ee sanadkaani dhacaya. Axmed Shafiq ayaa sheegay inay jiraan siyaas…

{POST_TITLE}
08/01/2018

{POST_TITLE}

Taliska Ciidamada Midowga Africa ee Amisom ayaa sheegay in ay sii kordhinayaa tababarada la siinayo saraakiisha iyo ciidanka Booliska Soomaaliyeed sanadkan 2018,si ay Amisom ugala wareegaan amniga …

{POST_TITLE}
08/01/2018

{POST_TITLE}

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sheegay in Maalmahaan ay jirtay cabasho ka soo yeereysay dadweynaha ee ku aadan Isbaarooyin yaalla deeegaano ka tirsan Galmudug…

{POST_TITLE}
08/01/2018

{POST_TITLE}

Kulanka ayaa intiisa badan waxaa looga hadlay sidii Maxkamadaha iyo dhamaan Hay’adaha Cadaalada dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ka jira ay u wada Shaqeyn lahaayeen.. Sidoo ka…

{POST_TITLE}
08/01/2018

{POST_TITLE}

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo oo shlay tegay Magaalada Garoowe ayaa la filayaa in uu Maanta xariga ka jaro Garoonka Diyaaradaha Magaaladaas oo dib u dhis lagu sa…

{POST_TITLE}
08/01/2018

{POST_TITLE}

Dowladda kenya ayaa lagu qasbi doonaa in Soomaaliya magdhaw ka siiso saliid baarista ay ka sameeysay badda muranku uu ka taaganyahay, hadii dowladda kenya ay ku guul dareeysato dacwadda badda ee …

{POST_TITLE}
08/01/2018

{POST_TITLE}

  Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay Qarax lala eegtay Gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowlada Federaalka. Jugta Qaraxa oo inta badan la…

Address

Istanbul
34096

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xulka ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category