Dalkasports

Dalkasports KUSOO DHOWOOW SHABAKADA CIYAARAHA EE DALKASPORT.COM WAXAAD KA HELI DOOONTAAN WARARKA CIYAARAHA CAALAMKA FADALN BOOQO WWW.DALKASPORT.COM

17/01/2026

TOOS:- Munaasabadda Caleema Saarka Madaxda Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya

Messi iyo PSG oo kawada heshiiyay! Messi miyuu sii joogi doonaa misa wuu Bixi Doonaa Akhriso
21/12/2022

Messi iyo PSG oo kawada heshiiyay! Messi miyuu sii joogi doonaa misa wuu Bixi Doonaa Akhriso

Paris Saint-Germain ayaa heshiis afka ah la gaartay Lionel Messi si ay qandaraaska ugu kordhiso. Waa heshiis afka ah in la sii wado. Weli ma jiro wax go'aan ah oo ku saabsan inta sano uu saxiixi doono & mushaharka, waxaa lagu go'aamin doonaa shir cusub dhawaan wada yeelan doonaan. Al Khelaifi.....

21/12/2022

SHAXDA RASMIGA MANCHESTER UNITED VS BURNLEY ✅🥅

FIFA ma Ronaldo ayay ka Cabsatay ? maxay sidan usameysay!?
21/12/2022

FIFA ma Ronaldo ayay ka Cabsatay ? maxay sidan usameysay!?

Maanta oo Axad ah, Koobka Adduunka 2022 ayaa ku soo idlaaday qaab qurux badan ka dib ciyaartii finalka ahayd ee Argentina iyo France oo ka dhacday garoonka Lusail Stadium. hadal heynta ugu weyn waxay aheyd Lionel Messi iyo Ronaldo laacibka isku qori doono koobka dahabka aduunka. Ciyaarta final ka oo...

Halyeeyga West Ham Mark Noble ayaa qirtay in kooxda London aysan “wax fursad ah” u haysan inay sii haysato Declan Rice h...
21/12/2022

Halyeeyga West Ham Mark Noble ayaa qirtay in kooxda London aysan “wax fursad ah” u haysan inay sii haysato Declan Rice haddii koox sare oo Premier League ah ay soo Dalbadaan?

Rice waa mid ka mid ah da'yarta khadka dhexe ee aadka loo qiimeeyo ee kubbada cagta Yurub 23-sano jirkaan ayaa laga dhigay kabtanka kooxda ka dhisan London , waxaana sidoo kale uu yahay ciyaaryahan muhiim u ah England, isagoo horey ugu soo ciyaaray 39 jeer xulka qaranka. Rice ayaa qandaraas kula jir...

LAYAAB! Dowlada Argentina Sidan Kuma Sameyn Karto Messi!? Arin Yaab leh
21/12/2022

LAYAAB! Dowlada Argentina Sidan Kuma Sameyn Karto Messi!? Arin Yaab leh

Sida aan wada ognahay messi waxa uu ku guuleystay koob aduun uusan waligii ku guuleysan markii ciyaar aad loola cajabay dhaxmartay xulka qaranka France, Messi ugu dambeyn waxa uu hantay abaal marinta ugu weyn ee Laacib Ku riyoodo Sidaa ay tahay Dowlada argentina ayaa hada ku fikiraysa inay Messi usa...

20/12/2022

war-weyn-oo-kasoo-baxay-wada-hadalada-udhaxeeyay-arsenal-iyo-martinelli-akhriso/

Liverpool OO isha ku haysa Xidig Muhiim u ah Chelsea Akhriso
20/12/2022

Liverpool OO isha ku haysa Xidig Muhiim u ah Chelsea Akhriso

Kooxda Liverpool ayaa isku diyaarinaysa in ay dalab lama filaan ah ka gudbiso xiddiga khadka dhexe ee kooxda chelsea ee Mason Mount hadii uu uu diido heshiiska cusub ee chelsea usoo bandhigtay sida ay sheegayaan wararku. Mount ayaa dhawaan ku soo laabtay Stamford Bridge ka dib markii uu ka soo ciyaa...

Carlo OO ka hadlay Mustaqbalkiisa Realmadrid iyo hadii u Qabanayo Brazil
20/12/2022

Carlo OO ka hadlay Mustaqbalkiisa Realmadrid iyo hadii u Qabanayo Brazil

Koobka Adduunka wuu dhammaaday, waxaana usbuucyada nagu soo aadan bilaaban doonaa ciyaaraha horyaalada qaarada yurub . Real Madrid ayaa wali sugi doonta maalmo yar si ay u ciyaaraan kulankooda ugu horeeyay kadib Koobka aduuna waxayna la ciyaari doonaan kooxda Real Valladolid 29ka December. Los Blanc...

spain-carlo-ancelotti-ayaa-kahadlay-hadii-uu-ka-tagayo-realmadrid-si-uu-u-qabto-xulka-qaranka-brazil-akhriso/

Address

Maka-almukarama
Ankara

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalkasports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category