Ciyaaraha24

Ciyaaraha24 waxaad halkaan ka heli kartaaa wararka ciyaaraha noocya kala duwan English and soomali

30/06/2019

GABAR ABWAANAD AH | TIX & MAANSO 1 LUULYO | 2019 HD FADLAN SUBSCRIBE DHEH

07/06/2019

FILIMKII TURUFAALE | ISKAABUL U ROONE | HD 2019

03/06/2016

Hbn wangasan sxbayaal

Liiska Dhaawacyada ee Horyaalka England Sanadkaan Sidee lookala badan yahay mancity Ayaa sii badisay Kulanki wattfordTea...
04/02/2016

Liiska Dhaawacyada ee Horyaalka England Sanadkaan Sidee lookala badan yahay mancity Ayaa sii badisay Kulanki wattford

Team Number of injuries
Man City 51
Liverpool 41
Man Utd 40
Sunderland 39
Stoke 37
Newcastle 37
West Ham 29
Crystal Palace 29
Aston Villa 29
Tottenham 28
Chelsea 27
Bournemouth 26
Everton 26
Arsenal 22
Southampton 21
West Brom 19
Leicester 15
Swansea 13
Norwich 11
Watford 10

02/02/2016

Manchester United vs Stoke City: Macalin Van Gaal Oo Damacsan Inuu Ka Aarguto Stoke Oo Kulankii H**e Ceebeeysatay.

Khadka dhexe ee Manchester United Michael Carrick ayaa kusoo bilaabankara ciyaartaan maadaama uu keeydka fadhiyey kulankii sabtidii.

Xidigii h**e ee Bayer Munich Bastian Schweinsteiger ayaan wali la helikarin , waxaa uu sii maqnaankaraa bil kale.

Daafaca Stoke Marc Wilson ayaa la filayaa in kulankaan uu ka maqnaado kadib markii dhaawac seddex bilood loo jaray.

Kabtanka Stoke Ryan Shawcross ayaa isku diyaarinayaa ciyaartaan isagoona dhaawac kasoo bogsoonaya.

Xaqiiqooyinka Ciyaarta.

Manchester United ayaa laga badiyey laba kulan oo kamid afarti kulan ee ugu dambeeyey ay ku dheehshay garoonkeeda.

United ayaa dhalisay 12 gool kulamadii ay ku dheeshay garoonkeeda kuwaasi oo gaaraya 11 kulan xilli ciyaareedkaan.

Stoke ayaa laga adkaaday labadii kulan ee ugu dambeeysey ay kusoo dheeshay banaanka , sidoo kale guuldaradii FA Cup-kana u raaci.

Kulankaan waxaa uu noqondoonaa kulankii 100aad ee mark Hughes uu hogaamiyo kooxdaani Primer League , 37 kulan ayuu badiyey 26 kulan bar bar dhac, 36 waa laga adkaaday

deg deg : koxda Chelsea oo doneesa macalinka koxda leicester city ee ranieri
15/01/2016

deg deg : koxda Chelsea oo doneesa macalinka koxda leicester city ee ranieri

deg deg : harry kane oo ey baadi gobeeso koxda realmadrid in kastoo ganaaxa uusan u bilawan donin bishan January
15/01/2016

deg deg : harry kane oo ey baadi gobeeso koxda realmadrid in kastoo ganaaxa uusan u bilawan donin bishan January

deg deg : kooxda psg oo isku diyari neeso lasoo wareegi doonto xidiga koxda Barcelona xidig sare by: bashiir maxamuud ma...
15/01/2016

deg deg : kooxda psg oo isku diyari neeso lasoo wareegi doonto xidiga koxda Barcelona xidig sare by: bashiir maxamuud maxamed

macalinka koxda Manchester united lvg oo aan kacabsanen luminta golhaye de Gea in uu koxda katagi karo
15/01/2016

macalinka koxda Manchester united lvg oo aan kacabsanen luminta golhaye de Gea in uu koxda katagi karo

deg deg : koxda Manchester united oo rabto xidiga james
15/01/2016

deg deg : koxda Manchester united oo rabto xidiga james

Address

Wadajir
Muqdisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciyaaraha24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ciyaaraha24:

Share

Category