Afgoye Youth Health Organization - AYHO

Afgoye Youth Health Organization - AYHO Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Afgoye Youth Health Organization - AYHO, Sports Event, Mogadishu.

02/04/2026
19/03/2026

Baarlamaanka iran oo qorsheeynayo in Lacago lagu soo rogo doomaha isticmaala Gacanta Hurmuz

21/10/2025
21/02/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaa halkan hambalyo ugu direynaa Gudoomiyaha ururka dhalinyarada caafimaadka deg-Afgoye Dr ...
06/09/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Waxaa halkan hambalyo ugu direynaa Gudoomiyaha ururka dhalinyarada caafimaadka deg-Afgoye Dr Xamza Mohamed mukhtar oo maanta Difaacdey boogiisii jaamacada waxaan leenahay horey usoco

Congratulation 🎊 🎊 🎊

Bahda ururka oo isku duuban  waxeey idin leedahay Hambalyo dhamaan umadda Soomaaliyeed sanadguuradda  maalmaha xoriyadda...
25/06/2024

Bahda ururka oo isku duuban waxeey idin leedahay Hambalyo dhamaan umadda Soomaaliyeed sanadguuradda maalmaha xoriyadda 26 june iyo 1 luulyo

HAMBALYO MAALINTA SHAQAALAHA ADUUNKA EE 1-DA MAY 2024.Munaasabadda maalinta shaqaalaha aduunka awgeed waxan ugu Hambalya...
01/05/2024

HAMBALYO MAALINTA SHAQAALAHA ADUUNKA EE 1-DA MAY 2024.
Munaasabadda maalinta shaqaalaha aduunka awgeed waxan ugu Hambalyaynaynaa maalinta shaqaalaha Aduunka ee 1 may 2024, guud ahaan shaqaalaha Soomaaliyeed.
waxaan Alle uga baryeynaa caafimaad, cimri dheer, cibaado suuban
Afgoye Youth Health Organization - AYHO
MAALINTA SHAQAALAHA ADUUNKA 1 -DA MAY 2024

بسم الله الرحمن الرحيمالسلام عليكم ورحمة الله وبركاته.Dhammaan ummada muslimiinta ah ee ku kala nool daafaha dunida, gaa...
09/04/2024

بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
Dhammaan ummada muslimiinta ah ee ku kala nool daafaha dunida, gaar ahaan ummada soomaaliyeed waxaan la wadaageynaa farxada Dhalashada munaasabada CIILDUL-FIDRIGA, waxaane Eebe ka rajaneynaa inuu naga aqbalo Acmaashii wanaagsaneed ee bisha Rammadan uu na nagu maneesto, Amni, farxad, bashbash iyo barwaaqo sanadka kalena uu na gaarsiyo anagoo caafimaad qabna.
عيد الفطر المبارك ،لعام 2024، وكل عام ونحن بالأمن والصحة والسعادة والفرحة والسرور والعافية.
تقبل الله منا ومنكم.
Afgoye Youth Health Organization - AYHO
Ciid saciid

19/02/2024

Hadal jeedinta Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Caafimaadka ee Degmada Afgoye Mudane Xamza Mohamed Ee Xafladda Qalinjabinta Ardayda Dufcadii 17aad ee Simacot

Gadoomiyaha ururka dhalanyaradda caafimaadka ee DEG.Afgooye Dr Hamza Mohamed Muqtar iyo gudoomiye kuxigeenka Dr Abdiraxm...
15/02/2024

Gadoomiyaha ururka dhalanyaradda caafimaadka ee DEG.Afgooye Dr Hamza Mohamed Muqtar iyo gudoomiye kuxigeenka Dr Abdiraxman Abdukadir Jimcale ayaa maanta ka qayb galay xaflada qalan jebinta iyo 19sano guuradii ka soo wareegatay aas-aaska SCHOOLKA SIMACOT Ee degmada Afgooye
Gudoomiyaha ayaa waxaa balanqaadyo usameeyay ardada qalinjabisay iyo waxaa kaloo shahaado sharaf gudoonsiiyay ardada kaalmaha H**e kagalay .
Hamplyo ayaan leenahay bahda SIMACOT SCHOOL.

Address

Mogadishu

Telephone

+252612751708

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afgoye Youth Health Organization - AYHO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Afgoye Youth Health Organization - AYHO:

Share

Category