XASAN CALI ABDI

XASAN CALI ABDI Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from XASAN CALI ABDI, Mogadishu.

halkaan waxad kala socon kartaa wararkii ugu dambeyay ee ciyaaraha suuqa kala iibsiga kooxdada fadlan hadii nagu cusub tahay follow inoo taabo like inoo tabo si mar walbo warka kugu soo dhaco mahdsnd

Rasmi Real madrid ayaa Ceyrisay macalin Xabi alonso warkaan waa run
12/01/2026

Rasmi Real madrid ayaa Ceyrisay macalin Xabi alonso warkaan waa run

11/09/2025

1XBET Promo code πŸ‘‰πŸ» GUUSHA45 πŸ‘ˆπŸ»

26/01/2025

Barcelona female wins todayπŸ†

Cimilada garoonka caawa ciyaarta udhaxaysa kooxda Liverpool iyo Leister city half time waxay ku dhamaaty 1___1
26/12/2024

Cimilada garoonka caawa ciyaarta udhaxaysa kooxda Liverpool iyo Leister city half time waxay ku dhamaaty 1___1

12 sano ka hor maanta oo kale... Lionel Messi ayaa dhaliyay goolkiisii 91-aad ee sanadkii 2012. Olole WAALI AH. βœ¨πŸ‡¦πŸ‡·β€’ 69 ...
24/12/2024

12 sano ka hor maanta oo kale... Lionel Messi ayaa dhaliyay goolkiisii 91-aad ee sanadkii 2012. Olole WAALI AH. βœ¨πŸ‡¦πŸ‡·

β€’ 69 ciyaarood
β€’ 91 gool
β€’ 24 caawin
β€’ 9 hattricks

Liverpool ayaa xasuuq wayn ugaysatay Tottenham Hotspur marki lagu dhuftay 3__6  nimankan Liverpool ah balaayo waa runti
22/12/2024

Liverpool ayaa xasuuq wayn ugaysatay Tottenham Hotspur marki lagu dhuftay 3__6 nimankan Liverpool ah balaayo waa runti

Rikoorkisa ayaa hadlaya Lionel Messi sanadkii 2012 ayaa waxaan lasameeyay kadib markii uu cayaaray 69 kulan waxaa uuna d...
20/12/2024

Rikoorkisa ayaa hadlaya Lionel Messi sanadkii 2012 ayaa waxaan lasameeyay kadib markii uu cayaaray 69 kulan waxaa uuna dhaliyay 91 gool
Cajiib ninkanu

Federico Chiesa ayaa wali waqti u qabtay si uu u saxiixo autographs oo uu sawir selfie ah ula galo taageerayaasha maalin...
21/07/2024

Federico Chiesa ayaa wali waqti u qabtay si uu u saxiixo autographs oo uu sawir selfie ah ula galo taageerayaasha maalinta arooskiisa πŸ˜‚πŸ‘

Inter Miami ayaa Lionel Messi ku sharfeen warqad khaas ah ka hor kulankooda iyo Chicago Fire, iyagoo u dabaaldegay guush...
21/07/2024

Inter Miami ayaa Lionel Messi ku sharfeen warqad khaas ah ka hor kulankooda iyo Chicago Fire, iyagoo u dabaaldegay guushii Copa America ee Argentina.

Waxay haysteen 45 koob oo kala duwan oo kor u taagaya calaamad mid kasta oo ka mid ah koobabkii uu ku guuleystay xirfadiisa πŸ†

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XASAN CALI ABDI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share