Horyaalka Aduunka

Horyaalka Aduunka Wuxuu Bogaan Dirada Saraya Sports ka Qebahiisa Oo idil

04/08/2026

Marka aad wanaagsan tahay, adiga ayaa laga yaabaa inaad dadka u sheegto waxaad qabatay. Laakiin marka aad heer sare gaarto, dadka kale ayaa kaa sheekayn doona.

Ha u shaqayn si laguu ammaano ama lakuugu sacabtumo, ee u shaqee si heer sare ah. Samir yeelo, sii wad horumarkaaga, waqtiguna wuxuu keeni doonaa aqoonsiga iyo qaddarinta aad mudan tahay.

🇸🇴 Proud to represent Somalia on the international stage.

👨🏽‍⚕️ Dr. Abas Salad Abdi


27/07/2026

Address

Mogadishu
BANAADIR

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyaalka Aduunka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category