SUCOH ", Somali's Union Cooperation For Humanitarian.

SUCOH ", Somali's Union Cooperation For Humanitarian. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SUCOH ", Somali's Union Cooperation For Humanitarian., Event, Mogadishu.

SUCO is a non-governmental and nonprofit organization, free from political, clans, religion and ethnic divisions that was founded in 2018, by a group indigenous professionals live in the country .

26/03/2025
26/03/2025

SUCOH Waa Saacidaha Danyarta Iyo Mideeyaha Dhalinta Soomaaliyeed

08/03/2025

Shaqooyinka nuucaan ah ee ah in la Afuriyo kuwa aan awoodin waa farxadeena waayoo ayagaas ayaan la dareen nahay , marka ayaga ay helaan Afurka ayaan innaguna faraxnaa.

Waxa aanu sanadkii 8aad oo xiriir ah aanu Afur usamaynaynaa dadka masaakiinta ah ee kunool kaamamka kuyaal duleedka Muqd...
08/03/2025

Waxa aanu sanadkii 8aad oo xiriir ah aanu Afur usamaynaynaa dadka masaakiinta ah ee kunool kaamamka kuyaal duleedka Muqdisho.

Inaad wax sadaqaysataa waa wax aad umuhiimsan waliba qof sooman inaad Afuriso sigaara kuwa aan haysan waxa ay ku Afurayaan.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo. Gudoomiyaha Ururka Iskaashiga Soomaaliyeed ee Suco, Abdullahi Ali Abdulle oo mardhaw la door...
05/02/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Gudoomiyaha Ururka Iskaashiga Soomaaliyeed ee Suco, Abdullahi Ali Abdulle oo mardhaw la doortay ayaa magacaabay xubnahaan xoos ku xusan.

Waxa aan rajaynaynaa in dhamaan xubnaha Ururka aysoo dhaweeyaan siwacana ula shaqeeyaan xubnaha la magacaabay.

Waxa aan hambalyo leenahay soona dhawaynaynaa Gudoomiyaha Cusub ee loo doortay inuu hogaamiyo Ururka Suco 2da sana oo so...
01/02/2025

Waxa aan hambalyo leenahay soona dhawaynaynaa Gudoomiyaha Cusub ee loo doortay inuu hogaamiyo Ururka Suco 2da sana oo soosocata.

Abdullahi Ali Abdulle oo loo doortay inuu noqodaa Gudoomiyihii 5aad ee Ururka Suco , waxa aan ilaahay uga baryaynaa inuu hawsha culus ee loo doortay uu u fududeeyo.

Waxa inoo qabsoomi doonta haduu rabbi idmo Doorashada Gudoomiyihii 5aad ee Ururka Suco oo lagasoo bilaabo 2018 ilaa mant...
27/01/2025

Waxa inoo qabsoomi doonta haduu rabbi idmo Doorashada Gudoomiyihii 5aad ee Ururka Suco oo lagasoo bilaabo 2018 ilaa mantay Bulshada u shaqaynaya .

Waxa aan rajaynayaa inuu noosoo boxo hogaan wanaagsan oo halkaas kasii dhaqaajiya hawlaha Ururka.

Xubnaha Ururka oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha waxa ay hambalyo udirayaan walaalkeen Abdullahi Ali Abdulle  Oo ah Madax wa...
03/09/2024

Xubnaha Ururka oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha waxa ay hambalyo udirayaan walaalkeen Abdullahi Ali Abdulle Oo ah Madax waxbarashada Ururka soona Afmeeray heerka 1aad ee Jaamacadda.

Waxa aan leenahay Hambalyo, dadaalkaaga siiwad cilmigana mid aad ku faa,iida ilaahay hakaaga dhigo.

Xubnaha Ururka oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha waxa ay hambalyo udirayaan walaasheena Ayaan Ahmed  Oo soo Afmeertay heerka...
22/08/2024

Xubnaha Ururka oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha waxa ay hambalyo udirayaan walaasheena Ayaan Ahmed Oo soo Afmeertay heerka 1aad ee Jaamacada kana mid ah Xubnaha Ururka .

Waxa aan leenahay Hambalyo, dadaalkaaga siiwad cilmigana mid aad ku faa,iida ilaahay hakaaga dhigo.

Xubnaha Ururka oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha waxa ay hambalyo udirayaan Safia Mohamed Mohamud oo ah Gudoomiye k/xigeenka...
18/08/2024

Xubnaha Ururka oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha waxa ay hambalyo udirayaan Safia Mohamed Mohamud oo ah Gudoomiye k/xigeenka Maaliyada Ururka, waxa aan leenahay Hambalyo horayna usii wad dadaalkaaga.

Address

Mogadishu

Telephone

+252616768345

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SUCOH ", Somali's Union Cooperation For Humanitarian. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category