16/11/2022
Tala daan la rogin waa lagu rafadaa.
Waxan maqli jiray Anigoo guyaal qura jira
Cidna uma maqna
Ceelna uma qodna balse alle ayaa u maqan.
Waxan Soomaali ku habsaday waa cudur kii uu tallaay GUMESTIHII BAHALKA AHAA
Gargaarka alle iyo sowtan gusha haleelnay Soomaali waxay geed dheer korkiis horay u saartay, gumestihii madaxa aan ka jirnay iyo wayihiisii la madoobaa, waxan horay u daabnay iyo amuuro horay loo xiray, maxaa kugu diray,
Waxan lahaa
Waxan ahaa iyo
Waxan ku dhaqmo maxa kugu diray sharafta ummaddi leedahay iyo sadexda aan kumarto
Dalkii
Dadkii
Diintii
Soomaaliyeey
Wax damiir leh oo dida kana dhiidhiya maledihin, mase xasuuqa jira ayaa saamo tiray indheer garadkii iyo halyey intii la shegaba.
Dunidan isirka laga qalday iyo
Gaalkan Buurya qabka ah loo daba fariistay
Markaay sidan isku dhaqan doorisiyo waxan ahaan jirnay, qalqiga dunida ku noolna nagugaran ogaayeen,
Dhiidhin cad iyo runtoo loo Bareero.
Ninka gaalka ag-joogee
Afhayeen la yidhaaho
Ninkaan wiil ka ilaashiyo
Ilma-adeer ku lahayn
Waa la iibsanayaaye
Haddaydaan naga eegin
Adinkaa axdigii iyo
Aamminikiiba furaaya!