Injeedey photographer

Injeedey photographer waa pagge-ka rasmiga ah ee injeedey

27/09/2024

Waa gabar aad u tajeerta dharkaylay waa qof wanagsan gabadhan

27/09/2024

Wlhi wuu ka yaabiyay nasra wiilkan bajaja waday waa nin wanagsan wiilkan

26/09/2024

Goat geesey oo manta ka yaabiyay shacabka moqdisho

26/09/2024

Nimcaan hilaac oo manta wacdaro ka dhigay moqdisho garoonka macquul stdio

22/09/2024

Aroskan dayax ayaa kala kiciyay

26/08/2024

Wlhi aad ayaa u qoslay marka arkay ninkan wuxuu ku sameenayo ninkan kale kkkkkkk

24/04/2024

Maxaa dhacay manta Wan yaabay wlhi

23/04/2024

Nuur messi maxuu manta sameyay hal iyo labo ka dheh asxaabta bega follow ii dhaha laki iyo share ii dhaha

09/02/2024

Alle ha ha u naxriisto Muxudiin Cabdi ( Diinow) oo ka tirsanaa ciyaartooyda xulka Galmudug oo ku geeriyooday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowladda Galmudug.

Muxudiin waxa uu ahaa daafac bidix

24/01/2024

Sorry jubbland aad ayaa ugu xumahay inaa hartiin
Sanadka dambe ayaa qaadin doontii sorry

Address

Km5
Mogadishu
00252

Telephone

+252612493348

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Injeedey photographer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category