IBROz football updates & transfers

IBROz football updates & transfers Welcome This page

02/11/2025

Muxu ahaa goa’aanki uu Lamine Yamal qaatay kaso dunida ka yaabsaday

01/11/2025

Ma is dhihi karna Xabi Alonso waa Jose Murinho cusub oo Real Madrid gacan ku dhigtay

01/11/2025

Sidee suurtagal ku Noqotay in La joojiyo Maskaxdi ugu weyned ee kubada Cagta

01/11/2025

Poul Pogba oo kuso Laabtay kubada Cagta kadib Jab iyo rafaad badan oo uu soo Marey

πŸš¨πŸš¨π–π€π‘ 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐑: Chelsea mala saxiixan doonto Gigio Donnarumma,- Fabrizio Romano.
12/08/2025

πŸš¨πŸš¨π–π€π‘ 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐑: Chelsea mala saxiixan doonto Gigio Donnarumma,

- Fabrizio Romano.

🚨Bayern ayaa diiday suurtagalnimada ay ku saxiixan lahaayeen Rasmus Højlund oo Manchester United ay usoo bandhigtay todd...
12/08/2025

🚨Bayern ayaa diiday suurtagalnimada ay ku saxiixan lahaayeen Rasmus Højlund oo Manchester United ay usoo bandhigtay toddobaadkan,

- Sky Sport DE.

Pep guardiola ayaa Rodrygo ku daray Liiskariyada ee Man City sanadihii ugu dambeeyay.Haddii Tottenham iyo City ay heshii...
12/08/2025

Pep guardiola ayaa Rodrygo ku daray Liiska
riyada ee Man City sanadihii ugu dambeeyay.

Haddii Tottenham iyo City ay heshiis ka gaaraan Savinho, Rodrygo ayaa noqon doona bartilmaameedka koowaad ee Manchester City.
Real Madrid waxay doonaysa €100 oo ah qiimaha Lagu fasixi karo Rodrygo.πŸ‡§πŸ‡·

Rodrygo-na dhankiisa wuxu rabaa inuu kooxda sii joogo.‼️

🚨🚨 𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐑: Alexander Isak ayaa u sheegay Newcastle inuusan mar dambe u ciyaari doonin, wax walbana ay gebi ahaan...
12/08/2025

🚨🚨 𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐑: Alexander Isak ayaa u sheegay Newcastle inuusan mar dambe u ciyaari doonin, wax walbana ay gebi ahaan dhamaadeen.

Warbixinta The Athletic ayaa sheegeysa in ciyaaryahanka uusan Matali doonin kooxda xitaa haddii uu sii joogo.!

🚨 RASMI: Paris Saint-Germain ayaa la saxiixatay Ilya Zabarnyi heshiis €66M ah oo kaga yimid Bournemouth β€οΈπŸ’™Zabarnyi: β€œAa...
12/08/2025

🚨 RASMI: Paris Saint-Germain ayaa la saxiixatay Ilya Zabarnyi heshiis €66M ah oo kaga yimid Bournemouth β€οΈπŸ’™

Zabarnyi: β€œAad ayaan ugu faraxsanahay inaan ku biiro Paris Saint-Germain, kooxda ugu fiican adduunka”.

β€œWaxaan halkan u joogaa inaan bixiyo wax walba oo awoodeyda ah, anigoo rajeynaya inaan ciyaaro oo aan la kulmo taageerayaasheena”.

🚨Carlos Baleba wuxuu aad u doonaya inu ku biiro Manchester United xitaa hadii aysan kasoo qayb galeen Champions League πŸ‘€...
12/08/2025

🚨Carlos Baleba wuxuu aad u doonaya inu ku biiro Manchester United xitaa hadii aysan kasoo qayb galeen Champions League πŸ‘€πŸ‘ŒπŸ»

Heshiiska wuxuu si buuxda ugu xiran yahay go’aanka Brighton.

-Fabrizio Romano.

🚨Deg deg : Tottenham ayaa sidoo kale wadahadallo kula jira Eberechi Eze, heshiis ka madax bannaan kan Savinho.Wadahadall...
12/08/2025

🚨Deg deg : Tottenham ayaa sidoo kale wadahadallo kula jira Eberechi Eze, heshiis ka madax bannaan kan Savinho.

Wadahadallada Eze ayaa dib loo bilaabay kaddib dhaawaca Maddison, iyadoo Spurs ay eegayaan labadaba Eberechi iyo sidoo kale Savinho.

Waxaa la fahamsan yahay in Eze uu diyaar u yahay inuu dhaqaaqo, balse heshiiska wuxuu ku xiran yahay Crystal Palace maadaama qodobka heshiiskiisa uu dhacay.

Address

Mogadishu
IBROZTAKAR111

Telephone

+252906602577

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IBROz football updates & transfers posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to IBROz football updates & transfers:

Share

Category