Liverpool somali fans together

Liverpool somali fans together politics and comedy

11/09/2022

Sida uu qoray wargeyska Daily Star, Liverpool ayaa haysata magacyada lix tababare oo ay doonayaan inay ku beddelaan Jurgen Klopp haddii aanay si degdeg ah isku beddelin kooxdo oo aanay ugu soo laabanin jidka guusha, waxaana macallimiintan ka mid ah Thomas Tuchel oo Salaasadii ay Chelsea shaqada ka caydhisay.

Wargeyska ayaa sheegay in shaqsiga koowaad ee u calaamadsan Liverpool uu yahay Pep Lijnders oo ah tababare ku-xigeenka Jurgen Klopp ee hadda oo lagu tilmaamo in uu yahay sirta ka dambaysa guulaha sannadihii ugu dambeeyey.

Lijnders ayaa ahaa tababare ku-xigeenka Liverpool muddo siddeed sannadood ah, waxaanay Reds doonaysaa in uu raaco raadka Bob Paisley, Joe Fagan iyo Kenny Dalglish oo iyaga oo ku-xigeenno ahaa loo magacaabay tababaraha isla markaana guulo ku hoggaamiyey Liverpool.

Waxa kale oo tababareyaashan ku jira Jules Nagelsmann oo ah macallinka kooxda Bayern Munich oo sida Liverpool oo kale ay kooxdiisu si aan fiicnayn ku bilaabatay xilli ciyaareedka, iyaga oo saddexdii kulan ee ugu dambeeyey horyaalka Bundesliga barbarro galay.

Nagelsmann oo si weyn loogu amaano falsafaddiisa ciyaareed iyo sidii uu kusoo saaray RB Leipzig oo ahayd kooxdii uu kusoo baxay, isla markaana Bayern Munich xilli ciyaareedkii tegay hoggaaminayay Bayern Munich oo uu u qaaday horyaalka Bundesliga.

Halyeygii khadka dhexe ee Spain ee Xabi Alonso oo ka mid ahaa xiddigihii Liverpool u qaaday Champions League sannadkii 2005 ayaa ku jira liiska tababareyaasha, inkasta oo uu hadda yahay tababaraha kooxda da’yarta ee Real Sociedad.

Mauricio Pochettino oo aan wax shaqo ah qabanin tan iyo markii ay PSG shaqada ka caydhisay ayaa isaguna ku jira liiska tababareyaasha ay isha ku hayso Liverpool, waxaana soo raaca oo la sheegay in uu meel dambe kaga jiro Jesse Marsch oo ah tababaraha Leeds United.

Warkan Liverpool echo aya Qorey

Follow Liverpool Somali Fans together

Rasmi Arthur melo aya amaah ugu immadey naadiga Liverpool FC
01/09/2022

Rasmi Arthur melo aya amaah ugu immadey naadiga Liverpool FC

Athur melo aya Liverpool amaah kaga so qadateyNadiga reer telyaani ee juventos heshiskas waxa Lagu dhawaqi Dona sacadaha...
01/09/2022

Athur melo aya Liverpool amaah kaga so qadatey
Nadiga reer telyaani ee juventos heshiskas waxa
Lagu dhawaqi Dona sacadaha so adan cayar yahanka aya lagu wadaa in u tijabada Cafimadka
Mari dono waqti dhow kadib soduulitanka u uk uso duuley

Waxaad Hada Kadib Halkaan Kala Socon doontaan Wax Walba Oo Ku Saabsan Waararka  Liverpool  Hadey Noqon Laheed News,Trans...
01/06/2021

Waxaad Hada Kadib Halkaan Kala Socon doontaan Wax Walba Oo Ku Saabsan Waararka Liverpool Hadey Noqon Laheed News,Transfer News, Wax Walba Oo Quseeya

Mahadsanidin

Action          epl leaders
22/04/2019

Action epl leaders

Virgil van dijk  aya cawa dhaliyey goolkiisa ugu horeeyey xulkiisa Netherland asigoona ka dhaliyey xulka  Portugal Leade...
26/03/2018

Virgil van dijk aya cawa dhaliyey goolkiisa ugu horeeyey xulkiisa Netherland asigoona ka dhaliyey xulka Portugal

Leader

Mo, Salah
26/03/2018

Mo, Salah

Malaga yaaba in sanad kan reds ka ay Ku guuleysato UEFa champions league share dheh si  asxabta kele ay  u rakan page ka...
19/03/2018

Malaga yaaba in sanad kan reds ka ay Ku

guuleysato UEFa champions league

share dheh si asxabta kele ay u rakan page ka

Thanks

Well done guys
13/03/2018

Well done guys

Address

Makka Al~Mukkarama Street
Mogadishu

Telephone

+252617919209

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liverpool somali fans together posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liverpool somali fans together:

Share

Category