Somali sports

Somali sports The purpose of my page is to report sports news events etc

Makula tahy K’mbape iyo haland in ay mustaqbal ka dhaw yihin kuwa badali laha messi iyo Ronaldo
04/03/2021

Makula tahy
K’mbape iyo haland in ay mustaqbal ka dhaw yihin kuwa badali laha messi iyo Ronaldo

02/03/2021

➡️ Real Madrid Lose 2 Points.
➡️ FC Barcelona Is Now On 2nd Position Of La Liga Table.
➡️ Atletico Madrid Watching Real Madrid Draw Before Their Derby.

😂💯🔥

Tijaabi nasibkaga yaa dhalin karo isleedahay goolka 1aad?
22/09/2019

Tijaabi nasibkaga yaa dhalin karo isleedahay goolka 1aad?

17/10/2017

Shabakada caalamiga ah ee Squawka oo samaysa tirakoobyada kala duwan ee ku saabsan kubada cagta ayaa soo saaray xiddigaha ilaa haatan horyaalada yurub ee kala duwan laadka uu badan ku laagay goolka isaga oo soo xushay 5 xiddig oo laadka ugu badan ku laagay.

Waxa 5-ta xiddig hogaaminaya xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi isaga oo 8-da kulan ee uu ka ciyaaray La Liga goolka ku laagay 38 laag
Waxa ku xiga xiddiga kooxda Tottenham ee Harry Kane kaas oo isna laagay 35 gool halka weeraryahanka kooxda Lazio ee Ciro Immobile uu laagay 30 laag.

Xiddiga kooxda Juventus ee Paulo Dybala ayaa ku jira kaalinta 4-aad isaga oo laagay 28 laag ugu dambayn xiddiga kooxda Napoli ee Lorenzo Insigne ayaa ugu dambeeya oo ilaa haatan laagay 25 laag.

Khabiirka Sky Sports Charlie Nicholas wuxuu saadaal ka bixiyay kulamada ay ciyaarayaan kooxaha ku mideysan dalweynaha Br...
17/10/2017

Khabiirka Sky Sports Charlie Nicholas wuxuu saadaal ka bixiyay kulamada ay ciyaarayaan kooxaha ku mideysan dalweynaha Britain ee ciyaaraya koobka Champions League todobaadkaan, wuxuuna barbaro u saadaaliyay Spurs oo caasimadda ku booqaneysa Real Madrid.

Real Madrid 2 – 2 Tottenham Hotspur.

Chelsea 1 -1 As Roma

Bayern Munich 2 – 0 Celtic

Benfica 1 – 2 Man United

Maribor 0 – 1 Liverpool

Manchester City 4 – 2 SSC Napoli

Address

Mogadishu

Telephone

+252682811941

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category