01/09/2026
Codeyntii liiska gaaban ee Abaalmarinta Somtex Industry 2026 si rasmi ah ayay u xirmatay.
Mahadsanidiin sida aay uga qayb qaadateen codeynta intii ay socotay.
Waan soo shaacin doonaa liiska kusoo baxay codeynta.