Quburada Sportska

Quburada Sportska pagekaan waa page aan ugu tala galnay inaa uga hadalno ama idiin soo gudbino waxbixinada kubada cagt

Mesut Ozil – “Ku guuleysiga koobka adduunka waxba ma badaleyso, Messi ayaa isku muujiyay inuu yahay kan ugu fiican Spain...
04/03/2023

Mesut Ozil – “Ku guuleysiga koobka adduunka waxba ma badaleyso, Messi ayaa isku muujiyay inuu yahay kan ugu fiican Spain laakiin Cristiano wuxuu muujiyay inuu yahay kan ugu fiican wadan kasta oo uu ka soo ciyaaray”.

Popi
02/10/2022

Popi

Professional footballer 💯💯
31/05/2021

Professional footballer 💯💯

Markii ugu horreysay muddo 58 sano ah, Liverpool ayaa looga badiyay Anfield seddex kulan oo isku xigta Premier league.Th...
07/02/2021

Markii ugu horreysay muddo 58 sano ah, Liverpool ayaa looga badiyay Anfield seddex kulan oo isku xigta Premier league.

This is Anfield kuwii dhihi jiray soo qabo. 😅

Farqiga udhexeeyah qaran iyo koox🤣🤣🤣
18/11/2020

Farqiga udhexeeyah qaran iyo koox🤣🤣🤣

Waraaaba dadadow😁
15/11/2020

Waraaaba dadadow😁

Ronaldo oo dib ugo soo laabty Shaxda Juventus Kadib maalmo oo karaantiil ku jiray
01/11/2020

Ronaldo oo dib ugo soo laabty
Shaxda Juventus
Kadib maalmo oo karaantiil ku jiray

Muslim players     Love &share
26/10/2020

Muslim players
Love &share

Taliye klopp Iyo xertiisa
16/10/2020

Taliye klopp
Iyo xertiisa

Good news Reer liverpool Mane iyo thiago tabarka kooda ayey,Dib ugo soo laabten waxaana macquul ah In ay qayb ka noqdaan...
13/10/2020

Good news Reer liverpool
Mane iyo thiago tabarka kooda ayey,
Dib ugo soo laabten waxaana macquul ah
In ay qayb ka noqdaan kulan ay Everton iyo
Liverpool ciyaari donaan

Address

Jidka 30ka
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Quburada Sportska posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category