Hiiliye Health Forum

Hiiliye Health Forum Hiiliye Health Forum waa madal qabata kulamada caafimaadka la xiriira

15/07/2026

Daawo hordhaca Waraysi Podcast ah oo uu bixiyay aas-aasaha ahna Gudoomiyaha guud ee Hay'ada Hiiliye Health Forum Mr. Abdifatah Nor Abdi

12/07/2026

Hadal jeedinta sentor Prof.Cusman Dufle uu ka jeediyay Xafladda shaacinta liiska Isbitaalada ugu adeegga wanaagsanaa sannadkii tagay ee 2025.



10/07/2026

Kalmada Gudoomiyaha Hay'ada Hiiliye Health Forum Mr. Abdifatah Nor Abdi oo si rasmi ah ugu dhawaaqayo liiska Isbitaalada ugu adeegga wanaagsanaa sannadkii tagay ee 2025.



Sawiradda Isbitaalada ku guulaystay abaalmarinta sanadlaha ee ah Isbitaallada u adeegga wanaagsanaa sanadkii tagay ee 20...
10/07/2026

Sawiradda Isbitaalada ku guulaystay abaalmarinta sanadlaha ee ah Isbitaallada u adeegga wanaagsanaa sanadkii tagay ee 2025.



Waxaa si rasmi ah u bilawday Xafladda shaacinta liiska Isbitaalada ugu adeegga wanaagsanaa sannadkii tagay ee 2025 oo ay...
10/07/2026

Waxaa si rasmi ah u bilawday Xafladda shaacinta liiska Isbitaalada ugu adeegga wanaagsanaa sannadkii tagay ee 2025 oo ay soo qaban qaabisay Hay'ada Hiiliye Health Forum.



Ma kamid tahay Isbitaalada dhawaan loo aqoonsaday in ay kamid yihiin kuwa ugu adeegga wanaagsanaa dhanka caafimaadka san...
06/07/2026

Ma kamid tahay Isbitaalada dhawaan loo aqoonsaday in ay kamid yihiin kuwa ugu adeegga wanaagsanaa dhanka caafimaadka sanadkii tagay ee 2025.


Hay'ada Hiiliye Health Forum waxa ay ๐ŸŽ๐Ÿ— ๐‰๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ku dhawaaqaysa liiska Isbitaaladda ugu adeegga wanaagsanaa sannadkii...
01/07/2026

Hay'ada Hiiliye Health Forum waxa ay ๐ŸŽ๐Ÿ— ๐‰๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ku dhawaaqaysa liiska Isbitaaladda ugu adeegga wanaagsanaa sannadkii tagay ee ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.

Liiska ay ku dhawaaqayso Hay'ada ๐‡๐ข๐ข๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž ayaa ku salaysan Isbitaalo lagu qiimeeyay adeegg bixinta caafimaad ee ay bixiyaan, qancinta bukaanadda iyo tayeynta adeegga caafimaad ee ay bixiyaan.

Hadaba inta aan lagu dhawaaqin liiska magacyada Isbitaaladda, Isbitaalkee ayaad isleedahay wuu mudan yahay in lagu daro?

Aragtidaada oo dhameystriran noogu reeb qeybta hoose!

Hay'ada Hiiliye Health Forum waxa ay dhawaan soo bandhigi doontaa Isbitaalada ugu adeegga wanaagsanaa sannadkii tagay ee...
04/04/2026

Hay'ada Hiiliye Health Forum waxa ay dhawaan soo bandhigi doontaa Isbitaalada ugu adeegga wanaagsanaa sannadkii tagay ee 2025.

Qiimeynta ayaa timid kadib Isbitaaladii sannadkii h**e ka qeybgalay bandhigii caafimaad, kuwaas oo soo bandhigay adeeggayada caafimaad ee hayeen.

Haddaba yaad isleedahay wuu kamid noqon karaa magacaga Isbitaalka noogu reeb qeybta comment.



๐—•๐—œ๐—ฆ๐— ๐—œ๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—› Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee ...
17/02/2026

๐—•๐—œ๐—ฆ๐— ๐—œ๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—›
Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Waxaan Alle ka baryayaa in uu na waafajiyo khayrka bishan barakaysan.

Ramadaan Mubarak.

Address

Taleh
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiiliye Health Forum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiiliye Health Forum:

Shortcuts

Share

Category