Kobac Pixel

Kobac Pixel Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kobac Pixel, Performance & Event Venue, Mogadishu.

Ciid Wanagsan
19/03/2026

Ciid Wanagsan

15/01/2026

๐Ÿ“– BAAL-FURKA BUUGGA ๐Ÿ“– SOOYAALKA SUUBANAHA ๏ทบ
Dhacdooyin iyo Dhambaallo

Waxa sharaf weyn noo ahayd inaan si heer sare ah u diyaarinno una maamulno Munaasabadda BAAL-FURKA BUUGGA SOOYAALKA SUUBANAHA ๏ทบ , Munaasabad xambaarsan aqoon, xusuus iyo dhambaallo qiimo weyn u leh bulshada.

Waxaan hubinnay in goobtu noqoto mid ku habboon munaasabad diini ah, isla markaana leh nidaam muuqaal & maqal oo tayadiisu sarreyso:

โœ… Shaashado LED ku habboon munaasabadaha diinta
โœ… Qurxin & diyaarin madal xarrago leh
โœ… Duubis & Edit tayo sare leh
โœ… Bandhigyo muuqaal wacyigelin ah
โœ… Adeeg farsamo & rakibaad dhammaystiran

๐Ÿ“ Adani Tower, Degmada Hodan โ€“ Muqdisho
๐Ÿ“ž 61 3000996
๐Ÿ’ฌ https://wa.me/message/6QRBNPZZUGQ3P1
๐ŸŒ kobacpixel.com



06/12/2025

โœจ KOBAC PIXEL โœจ

Waxa Sharaf weyn noo ah inaan si heer sare ah u qurxinay Shirweynaha 6aad Ee Hogaanka iyo Hal-abuurka oo ay qabanqaabisay Xaruunta Arkaan Leadership and Innovation Hub ๐ŸŒŸ๐Ÿ‘

Annaguna waxaan hubinay in muuqaalka iyo jawiga munaasabadda noqdaan kuwo la xusuusan doono:

โœ… Shaashadaha LED-ga casriga ah
โœ… Qurxinta & muuqaalka madasha
โœ… Duubis & Edit tayo sare leh
โœ… Bandhigyo muuqaal xayeysiin ah
โœ… Adeeg farsamo & rakibaad dhammeystiran

๐Ÿ“… Haddii aad rabto in munaasabaddaada gaarka ah lagu soo bandhigo si heer sare ah โ€” KOBAC PIXEL ayaa ku diyaarsan!

๐Ÿ“บ Qalin-jabin, aroos, shir ama bandhig โ€” waxaan kuu sameynaa muuqaal aan la ilaawi karin.

๐Ÿ“ Adani Tower, Degmada Hodan
๐Ÿ“ž 61 3000996
๐Ÿ’ฌ Toos noogu soo qor: https://wa.me/message/6QRBNPZZUGQ3P1
๐ŸŒ kobacpixel.com

16/11/2025

๐Ÿ†โœจ KOBAC PIXEL โœจ๐Ÿ†
Waxa sharaf weyn noo ahayd inaan si heer sare ah u qurxinno Xafladda Abaal-marinta ee Somali Business Awards ๐ŸŒŸ๐Ÿ‘

Waxaan hubinnay in madashu noqoto mid muuqaal iyo maqal ahaanba kasbata indhaha kasoo qaybgalayaasha, una ekaata munaasabad heer caalami ah:

โœ… Shaashadaha LED-ka casriga ah
โœ… Qurxinta & muuqaalka madasha
โœ… Duubis & Edit tayo sare leh
โœ… Bandhigyo muuqaal xayeysiin ah
โœ… Adeeg farsamo & rakibaad dhammeystiran

๐Ÿ“… Haddii aad rabto in xafladada abaal-marin ama qalin jabin, arooska, bandhigga, ama shirarka lagu soo bandhigo si heer sare ah โ€” KOBAC PIXEL diyaar ayey kuu tahay!
๐Ÿ“บ Waxaan kuu abuurnaa muuqaal aan la ilaawi karin.

๐Ÿ“ Adani Tower, Degmada Hodan โ€“ Muqdisho
๐Ÿ“ž 61 3000996
๐Ÿ’ฌ https://wa.me/message/6QRBNPZZUGQ3P1
๐ŸŒ kobacpixel.com





12/09/2025

โœจ KOBAC PIXEL โœจ
Waxa Sharaf Weyn ino ah inaan Si heer saro leh u qurxinay Bandhiga Safarka iyo dalxiiska soomaaliyeed Somali Travel & Tourism Expo ๐ŸŒŸ๐Ÿ‘

โœ… Shaashadaha LED ee casriga ah
โœ… Qurxinta iyo muuqaalka madasha
โœ… Duubis & Edit tayo sare leh
โœ… Bandhigyo muuqaal xayeysiin ah
โœ… Adeeg farsamo & rakibaad dhammeystiran

๐Ÿ“… Haddii aad rabto in munaasabaddaada gaarka ah lagu soo bandhigo si heer sare ah, Kobac Pixel ayaa ku diyaarsan!
๐Ÿ“บ Bandhig, qalin-jabin, aroos, ama shir โ€” waxaan kuu sameynaa muuqaal aan la ilaawi karin.

๐Ÿ“ Adani Tower, Mogadishu Somalia
๐Ÿ“ž La xidhiidh: 61 3000996
๐Ÿ’ฌ Toos noogu soo qor: https://wa.me/message/6QRBNPZZUGQ3P1
kobacpixel.com



Cooking๐Ÿ”ฅ
11/09/2025

Cooking๐Ÿ”ฅ

Kobac Pixel ayaa iyadana waxay sanadkaan qayb ka tahay media partners ka Somali Travel & Tourism Expo.

Balanteena waa 9,10 Sep iyo  Beerta Banaadir
01/09/2025

Balanteena waa 9,10 Sep iyo Beerta Banaadir

๐—ž๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ ๐—˜๐˜…๐—ฝ๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ ๐—ฆ๐—ฝ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ผ๐—ฟ๐˜€

Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno shirkadda ๐—ž๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ ๐—ฃ๐—ถ๐˜…๐—ฒ๐—น oo ka mid ah tabagaliyaasha rasmiga ah ee ๐—ž๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ ๐—˜๐˜…๐—ฝ๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ . Taageeradooda waa garab weyn oo noo suuragelinaya bandhigan heerka caalami ah! ๐Ÿคโœจ

31/08/2025

๐ŸŽ‰โœจ KOBAC PIXEL โœจ๐ŸŽ‰
Waxaa sharaf weyn noo ahayd inaan ka qeyb qaadanno Xuska Sanad Guuradii [11aad] ee Kaafiye Technology Center - KTC ๐Ÿฅณ

Si loo xuso guulaha la gaaray, waxaan hubinay in xafladdu u dhacdo si heer sare ah:

โœ… Shaashado LED casri ah
โœ… Qurxinta & muuqaalka madasha
โœ… Duubis & Edit tayo sare leh
โœ… Bandhigyo muuqaal xayeysiin ah
โœ… Adeeg farsamo dhammeystiran

๐Ÿ“ Adani Tower, Degmada Hodan
๐Ÿ“ž 61 3000996
๐Ÿ’ฌ https://wa.me/message/6QRBNPZZUGQ3P1
๐ŸŒ kobacpixel.com

28/08/2025

๐ŸŽ“โœจ KOBAC PIXEL โœจ๐ŸŽ“
Waxa Sharaf Weyn ino ah inaan Si heer saro leh u qurxinay Xafladda Qalin-jabinta dufcadii 26aad Ee Mu'asasada imaam shaafici ๐ŸŒŸ๐Ÿ‘

Ardayda qalin-jabisay waa hogaamiyeyaasha berri, annaguna waxaan hubinay in muuqaalka iyo jawiga xafladdu noqdaan kuwo la xusuusan doono:

โœ… Shaashadaha LED ee casriga ah
โœ… Qurxinta iyo muuqaalka madasha
โœ… Duubis & Edit tayo sare leh
โœ… Bandhigyo muuqaal xayeysiin ah
โœ… Adeeg farsamo & rakibaad dhammeystiran

๐Ÿ“… Haddii aad rabto in munaasabaddaada gaarka ah lagu soo bandhigo si heer sare ah, Kobac Pixel ayaa ku diyaarsan!
๐Ÿ“บ Qalin-jabin, aroos, ama shir โ€” waxaan kuu sameynaa muuqaal aan la ilaawi karin.

๐Ÿ“ Adani Tower, Degmada Hodan
๐Ÿ“ž La xidhiidh: 61 3000996
๐Ÿ’ฌ Toos noogu soo qor: https://wa.me/message/6QRBNPZZUGQ3P1
kobacpixel.com



Hadal yar Hawl badan Wa ino barito iyo Somali Business and Health Expo
13/07/2025

Hadal yar Hawl badan Wa ino barito iyo Somali Business and Health Expo

Shirkada Kobac Pixel & Production ayaa kamid ah Taabagaliyayaasha Bandhiga Somali Business and Health Expo

Address

Mogadishu
SO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobac Pixel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share