Haqabtire Sports News

Haqabtire Sports News waxaad page kaan ka heli doontaa xogta dhacdooyinka ciyaaraha dalka iyo dunidaba

🚨 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 π†πŽ! Liverpool ayaa ogolaatay heshiis 35 milyan ginni ah si ay Marc Guehi ugala soo wareegto Crystal Palace πŸ”΄πŸ’£G...
01/09/2025

🚨 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 π†πŽ! Liverpool ayaa ogolaatay heshiis 35 milyan ginni ah si ay Marc Guehi ugala soo wareegto Crystal Palace πŸ”΄πŸ’£

Guehi, oo caafimaadka ku maraya London ka hor inta uusan heshiis la saxiixin caawa 35 milyan ginni oo lagu daray 10% iib ah.

Marc waxa uu rabay kaliya Liverpool maadaama heshiiska shaqsiga ah la isku afgartay tan iyo bilowgii August…

π†π”π„π‡πˆ βž• πˆπ’π€πŠ, 𝐏𝐋𝐀𝐍 π‚πŽππ…πˆπ‘πŒπ„πƒ. πŸΏπŸ’£

β€ΌοΈβš οΈ Erik ten Hag waa COSCCH-gii ugu horeeyay ee taariikhda Bundesliga ee qabta koox inta lagu jiro fasaxa xagaaga waxaa...
01/09/2025

β€ΌοΈβš οΈ Erik ten Hag waa COSCCH-gii ugu horeeyay ee taariikhda Bundesliga ee qabta koox inta lagu jiro fasaxa xagaaga waxaana la ceyriyay labadii kulan ee ugu horeysay Bundesliga.

🚨 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 π†πŽ! Manchester United ayaa la soo wareegtay Senne Lammens gool haye cusub πŸ”΄πŸ‡§πŸ‡ͺHeshiis lagu sameeyay 21 milyan e...
01/09/2025

🚨 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 π†πŽ!
Manchester United ayaa la soo wareegtay Senne Lammens gool haye cusub πŸ”΄πŸ‡§πŸ‡ͺ

Heshiis lagu sameeyay 21 milyan euro oo lagu daray waxyaabo dheeri ah oo loogu talagalay goolhayaha Belgian, heshiiska ayaa burburay Dibu MartΓ­nez.

Lammens ayaa hadda u yimid Manchester si uu qandaraas u saxiixo ka dib baaritaanno caafimaad, wuxuu noqon doonaa goolhayaha cusub πŸ’«

FC Bayern ayaa heshiis buuxda la gaartay Man City si ay amaah ugula soo wareegto JoΓ£o Cancelo.  πŸ‡΅πŸ‡Ή ilaa June,Tijaabooyin...
30/01/2023

FC Bayern ayaa heshiis buuxda la gaartay Man City si ay amaah ugula soo wareegto JoΓ£o Cancelo. πŸ‡΅πŸ‡Ή ilaa June,

Tijaabooyin caafimaad ayaa dhici doona galinka dambe ee maanta maadaama ay dhamaan ku xidhmeen kooxaha amaahda ee daafaca midig ee Portugal.

Sidoo kale Waxaa jira ikhtiyaar wax lagu iibsan karo oo lagu soo daray heshiiska waxayna ku kacaysaa €70m - qasab maaha, Bayern ayaa go'aansan doonta.

Haqabtire Sports News

FC Bayern ayaa ku dhow inay heshiis amaah ah kula soo wareegto JoΓ£o Cancelo oo uu kaga yimid Manchester City, dhawaan ay...
30/01/2023

FC Bayern ayaa ku dhow inay heshiis amaah ah kula soo wareegto JoΓ£o Cancelo oo uu kaga yimid Manchester City, dhawaan ayaa la samayn doonaa πŸ”΄πŸ€πŸ»

▫️ Dhaqdhaqaaq la yaab leh maadaama Cancelo uu doonayay fursad cusub ka dib toddobaadyo adag oo uu ku sugnaa Man City - wuxuu hadda qarka u saaran yahay inuu baxo sida uu ugu yeeray .

▫️ Bayern ayaa raadineysay dambeed midig oo cusub madaama Mazraoui uu dhaawacmay, Pavard ayaana bixi doona dhamaadka xilli ciyaareedkan.

β–ͺ️ Cancelo waxa uu mari doonaa baadhitaano caafimaad 24-ka saac ee soo socda isaga oo ah ciyaartoyga cusub ee Bayern, hadii ay wax walba u dhacaan.



Haqabtire Sports News
Manchester City
FC Bayern MΓΌnchen

Joao Cancelo Ayaa soo dhigay Instagram-kiisa.β€œ Qofna ha u ogolaan inuu qariyo Iftiinkaaga”πŸ”₯Hadalkaan ayaa noqonaya mid u...
28/01/2023

Joao Cancelo Ayaa soo dhigay Instagram-kiisa.

β€œ Qofna ha u ogolaan inuu qariyo Iftiinkaaga”πŸ”₯

Hadalkaan ayaa noqonaya mid uu kuduraayo macalinkiisa madama qilaaf uu dhaxdooda soo galay.
Haqabtire Sports News
Manchester City
Sky Sports

90 Minute Goolka Guusha . Arsenal Hambalyo.5 dhibcood ayey Arsenal hada hogaanka ku heysaaHaqabtire Sports NewsPremier L...
22/01/2023

90 Minute Goolka Guusha .
Arsenal Hambalyo.

5 dhibcood ayey Arsenal hada hogaanka ku heysaa

Haqabtire Sports News
Premier League
London derby

Safkafka Rasmiga ee  m.united vs m.city ee goordhaw ciyaaraya(03:30 PMπŸ‡ΈπŸ‡΄)  Haqabtire Sports News
14/01/2023

Safkafka Rasmiga ee m.united vs m.city ee goordhaw ciyaaraya(03:30 PMπŸ‡ΈπŸ‡΄)


Haqabtire Sports News

Waxaa la sameyay Isku aadka Semi Final-ka
12/01/2023

Waxaa la sameyay Isku aadka Semi Final-ka

12/01/2023

Haddaba warar badan oo ka soo baxaya bariga dhexe ayaa sheegaya in Manchester United laga iibiyay Dubai.

Good news Manchester United

Deg-Deg United ayaa heshiis buuxa oo afka ah la gaartay Besiktas ay ka doonayso Wout Weghorst hishiiska ayaa Ku kacaya  ...
10/01/2023

Deg-Deg United ayaa heshiis buuxa oo afka ah la gaartay Besiktas ay ka doonayso Wout Weghorst hishiiska ayaa Ku kacaya €3m oo amaah ah.

Besiktas waxay u baahan tahay inay hesho bedelka ka hor intaysan ansixin heshiiska

FabrizioRomano]

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haqabtire Sports News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category