01/12/2023
Sadaali oo ku guuleyso $30.
Kenya ๐ฐ๐ช ๐ Somalia ๐ธ๐ด | Tartanka CECAFA U18
Sharuuddaha:
1. Like saar page-ka.
2. Share dheh post-ga.
3. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doona.
Haddii aad joogtid qaaradda Yurub ka daawo Sumadtv kulanka Kenya iyo Somalia, iyo dhammaan adeegyada kale oo ay bixiso Astaan.
Sumadtv on the App Store: https://apple.co/3NLUyhI
Apps on Google Play: https://bit.ly/3UkBV6S