Abuukar yuusuf

Abuukar yuusuf fallow like share comment

Spain waa champions ka Europe markii afraad
14/07/2024

Spain waa champions ka Europe markii afraad

DAQIIQADII 86 AAD MIKEL OYARZABAL OO HOGAANKA U DHIIBAY SPAIN 😱 Malaha hadaf taariikhi ah...
14/07/2024

DAQIIQADII 86 AAD MIKEL OYARZABAL OO HOGAANKA U DHIIBAY SPAIN 😱

Malaha hadaf taariikhi ah...

Cole Palmer ayaa soo galay garoonka, Cole Palmer ayaa dhaliyay labo daqiiqo kadib.  🏴🏴🏴  🥶 iyo Jude Bellingham caawintii...
14/07/2024

Cole Palmer ayaa soo galay garoonka, Cole Palmer ayaa dhaliyay labo daqiiqo kadib. 🏴🏴🏴 🥶

iyo Jude Bellingham caawintiisa. 🪄

Markii ugu dambeysay ee England iyo Spain ay iska horyimaadeen 👀
14/07/2024

Markii ugu dambeysay ee England iyo Spain ay iska horyimaadeen 👀

Berlin waa diyaar, caawa waraa jira
14/07/2024

Berlin waa diyaar, caawa waraa jira

Lazio ayaa Napoli ku garaacday guuldaradii ugu horeysay ee garoonkooda Serie A xilli ciyaareedkan 😲
04/03/2023

Lazio ayaa Napoli ku garaacday guuldaradii ugu horeysay ee garoonkooda Serie A xilli ciyaareedkan 😲

Roberto Firmino ayaa u sheegay Jürgen Klopp inuu ka tagi doono Liverpool marka uu qandaraaskiisu dhaco xagaagan, sida la...
03/03/2023

Roberto Firmino ayaa u sheegay Jürgen Klopp inuu ka tagi doono Liverpool marka uu qandaraaskiisu dhaco xagaagan, sida laga soo xigtay Sky Sports ee Jarmalka.

Sanad ka hor maanta oo kale, Pierre-Emerick Aubameyang ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee qarnigan dhaliyay sedd...
21/02/2023

Sanad ka hor maanta oo kale, Pierre-Emerick Aubameyang ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee qarnigan dhaliyay seddexleey afar horyaal oo kala duwan.

Hadda muusan ka mid noqon shaxda kooxda Chelsea muddo bil ah.

Taageerayaasha Liverpool oo Darwin Núñez ku arkaya tababarka maalin ka hor kulankooda Champions League ee Real Madrid 🥰
20/02/2023

Taageerayaasha Liverpool oo Darwin Núñez ku arkaya tababarka maalin ka hor kulankooda Champions League ee Real Madrid 🥰

Liverpool ayaa kaliya seddex dhibcood u jirsan kaalinta 4-aad hadii ay badiso kulankooda gacanta ugu jira 📈
18/02/2023

Liverpool ayaa kaliya seddex dhibcood u jirsan kaalinta 4-aad hadii ay badiso kulankooda gacanta ugu jira 📈

Newcastle ayaa laga badiyay labo kulan oo Premier League ah xilli ciyaareedkan. Labaduba waxay ka horyimaadeen Liverpool...
18/02/2023

Newcastle ayaa laga badiyay labo kulan oo Premier League ah xilli ciyaareedkan.

Labaduba waxay ka horyimaadeen Liverpool 🔴

Dabcan waa gool uu iska dhaliyay Emi Martinez kaas oo Arsenal ka caawiyay guusha 😅
18/02/2023

Dabcan waa gool uu iska dhaliyay Emi Martinez kaas oo Arsenal ka caawiyay guusha 😅

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abuukar yuusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abuukar yuusuf:

Share

Category