Maamulka Ciyaaraha Degmada Xeero-Dahab

Maamulka Ciyaaraha Degmada Xeero-Dahab Pageka Isportiga iyo dhallinyarada Degmada Xeero-Dahab

Waxaa galabtay wada ciyaaray kulan saxibtinimo WISIL SCHOO IYO.↔️XERO DAHAB SCHOOLwaxayna kusoo dhamaatay 2-1.  Waxayna ...
08/04/2026

Waxaa galabtay wada ciyaaray kulan saxibtinimo
WISIL SCHOO IYO.↔️XERO DAHAB SCHOOL
waxayna kusoo dhamaatay 2-1. Waxayna guushu raacday. XERO DAHAB SCHOOL 🏫 👏👏

25/03/2026
📢OGEYSIIS IS-CASILID📢              Asalaamu CalaykumSalaan kadib, anigoo ah Saciid Faarax Kulan, laga bilaabo maanta oo ...
25/03/2026

📢OGEYSIIS IS-CASILID📢
Asalaamu Calaykum
Salaan kadib, anigoo ah Saciid Faarax Kulan, laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 25/03/2026, waxaan si rasmi ah u caddeynayaa in aan gabi ahaanba iska casilay xilkii aan ka hayay degmada Xero-Dhagaxley, kaas oo ahaa Guddoomiyaha Isboortiga Degmada.
Waxaan si weyn ugu mahadcelinayaa dhammaan dadkii igala shaqeeyay muddadii aan xilka hayay, kuwaas oo door muhiim ah ka qaatay horumarinta isboortiga degmada.
Gaar ahaan, waxaan u mahadcelinayaa:
Guddoomiyihii h**e ee degmada: Xasan Sheekh Cilmi Cosoble. Iyo
Guddoomiyaha hadda xilka haya: Mudane C/Casiis Axmed Qeyliye
Ugu dambeyn, waxaan idiin rajeynayaa guul iyo horumar joogto ah.
Mahadsanidiin

Koobka Ramadan cup waxaa ku guuleysatay Kooxda HORSEED oo ka qaaday koobka kooxda MIDNIMO oo ay k**a dambaysta yimaadeen...
13/03/2026

Koobka Ramadan cup waxaa ku guuleysatay Kooxda HORSEED oo ka qaaday koobka kooxda MIDNIMO oo ay k**a dambaysta yimaadeen .

Hambalyo FC HORSEED 👏👏👏

🏆⚽ RAMADAN CUP FINAL –  13/3/2026Ha moogaanina kulanka galabtay ee Finalka Ramadaan Cup!  Labada koox ee ugu fiican tart...
13/03/2026

🏆⚽ RAMADAN CUP FINAL – 13/3/2026

Ha moogaanina kulanka galabtay ee Finalka Ramadaan Cup!
Labada koox ee ugu fiican tartanka ayaa isku arki doona ciyaar xiiso leh.

Waxaa soo qaban-qaabiyay dhalinyaro u adeegaya bulshada.
Taageerayaal badan ayaa la filayaa inay ka soo qeyb galaan.

Fadlan Like, Share & Follow si aad ula socotaan

02/03/2026

2/3/2026. Waxaa si Rasmi ah noogu furmaya galabtay Koobkeenii Ramadaan Cup oo aan sida sanadlaha ah u qaban jirnay, Sanadkaan Koobka waxaa ka qayb galaya 6koxood oo degmada ka dhisan

Waxaa manta kulan sports oo soodhaweyn ah oo heerkeedu sareeyoDegmada xero dhagaxley loogu qabtay gudoomiyaha cusub ee d...
17/01/2026

Waxaa manta kulan sports oo soodhaweyn ah oo heerkeedu sareeyo
Degmada xero dhagaxley loogu qabtay gudoomiyaha cusub ee degmada Xero-Dhagaxley mudane Abdiasis Ahmed qayliye
Isagoona dardaaran iyo diiri galin umuujiyay bahda sportska

Update.             ▶️Full time◀️Kulankii galabtay udhaxeeyay fc dakadaha=gawan iyo fc midnimo =Xero-DhagaxleyWaxa uu ku...
26/12/2025

Update. ▶️Full time◀️
Kulankii galabtay udhaxeeyay
fc dakadaha=gawan iyo
fc midnimo =Xero-Dhagaxley
Waxa uu kusoo dhamaday
Fc Midnimo =1
Fc dakadaha =0

Soo dhaweyntii gudomiyaha cusub eeDegmada Xero-Dhagaxley
20/12/2025

Soo dhaweyntii gudomiyaha cusub eeDegmada Xero-Dhagaxley

Waxaan halkaan uga hambalyeenayna gudoomiyaha cusub ee Degmada Xero-Dhagaxley mudane Abdiaziis qayliye
13/12/2025

Waxaan halkaan uga hambalyeenayna gudoomiyaha cusub ee Degmada Xero-Dhagaxley mudane Abdiaziis qayliye

Address

Hobyo

Telephone

+252619549922

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamulka Ciyaaraha Degmada Xeero-Dahab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maamulka Ciyaaraha Degmada Xeero-Dahab:

Share

Category