Sky light Somali tv

29/01/2026

Cali Xamud wuxu wado halaga war hayo ayan la aminin ninkasi Gadabuursi cadaw an cali xamuud ahayn maleh πŸ‘οΈπŸ‘οΈπŸ‘ˆ

  Gudomiyi kuxigenaka golaha wakiilada Somaliland cali xamud jibriil waa joogaa garabada lakiin wax shira oo kasocoda ga...
29/01/2026

Gudomiyi kuxigenaka golaha wakiilada Somaliland cali xamud jibriil waa joogaa garabada lakiin wax shira oo kasocoda garabda cawa majiro Wixii soo koradha halakan kala soco✌🏽

Huteel kuyala garabada ayaa lafadhiyaa hada ✌🏽
29/01/2026

Huteel kuyala garabada ayaa lafadhiyaa hada ✌🏽

29/01/2026

Faah-faahin: Dagaalka Hada Ka Dhacay Degmada Xariirad.

Ciidan beleedka beesha Ciise ayaa hada duulaan kusoo qaaday ciidamada madaniga ah ee belaha ree Dudub iyo Kabaharag.

Ciidanka beesha Ciise ayaa damacsanaa in ay dib ula wareegaan aagag saaka ay kala waregeen ciidamada madaniga ah ee beelaha ree Dudub iyo Cali Cismaan (Kabaharag) balse ay hawl-galkaasi markale ay ku guulsaraysatay beesha Ciise.

Ciidanka beesha Ciise ayaa markale dib loogu celiyay tuulada dayac oo ah saldhiga ay kasoo qaataan talooyinka lagu weeraraayo beelaha gadabuursi.

Wararka ay helayso warbaahinta Lughaya TV ayaa sheegaaya in ay jiraan dhaawacyo gaadhay ciidanka soo qaaday duulaanka ee beesha Ciise.

29/01/2026

Metelaada Gobolka Awdal ee Beelaha Walaalaha ah

Gadabuursi 13-xildhibaan
Ciise 0-xildhibaan

29/01/2026

Qof dabe oo ashaca kamanaya majiro reer dudub ayaa galaka seefata kasaray✌🏽

Degdeg: Dagaal culus oo ay soo qaadeen jabhado ka soo duulay Jabuuti, kana amar qaadanaya Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa k...
28/01/2026

Degdeg: Dagaal culus oo ay soo qaadeen jabhado ka soo duulay Jabuuti, kana amar qaadanaya Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka qarxay meel u dhow deegaanka Hulka .
Dagaalka ayaa ilaa imika socda
Hemal TV kala soco wixii warar ah ee soo kordha.

28/01/2026

Daggaal Culus ayaa Hada Ka socda Gargaara Jabhada Ciise Ayaa Weerar kusoo Qaaday Ciidamada Madaniga Gadabuursi πŸ‘

27/01/2026

Goordhaw xariirad
Dadkii lahaa Ayaa ku hadhaya
Dhamaan waxa laga dabargoynayaa qoxootigii

27/01/2026

DEG DEG: Beesha Ciise ayaa hada orod ku galay tuulada dayac oo ay marka h**e weerarka kasoo qaadeen.
Lughaya TV πŸ‘πŸ‘

Hogamiyaha ruxigaa ciise qalabada jabiyay waa nool yahay mana dhiman gooradhoow lasoco halakan Video
27/01/2026

Hogamiyaha ruxigaa ciise qalabada jabiyay waa nool yahay mana dhiman gooradhoow lasoco halakan Video

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sky light Somali tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share