Zaki Sports

Zaki Sports Falanqaynta ciyaaraha iyo wararka kale Aduunka

Rasmi: Liverpool ayaa u guntaday sacabka Alexis Mac Allister β€” waa Β£35m! Caafimaadka waa la dhameeyay, qandaraas ilaa Ju...
07/06/2023

Rasmi: Liverpool ayaa u guntaday sacabka Alexis Mac Allister β€” waa Β£35m!

Caafimaadka waa la dhameeyay, qandaraas ilaa Juun 2028

Karim Benzema oo ka tagay Real Madrid! Bayaan rasmi ah ayaa xaqiijinaya go'aanka kooxda iyo ciyaaryahanka.
04/06/2023

Karim Benzema oo ka tagay Real Madrid! Bayaan rasmi ah ayaa xaqiijinaya go'aanka kooxda iyo ciyaaryahanka.

Dabaal daga  man city.  🧒
03/06/2023

Dabaal daga man city. 🧒

City.  Ayaa. Garaacday.        MAn unetid.       2.  1.        Ciyarta ma daawatay say kula ahyd
03/06/2023

City. Ayaa. Garaacday. MAn unetid. 2. 1.

Ciyarta ma daawatay say kula ahyd

Hambalyo. 🧒Man city ayaa ku guulaysatay.   FA CUP.
03/06/2023

Hambalyo. 🧒Man city ayaa ku guulaysatay. FA CUP.

ma ogtahay in kulankani yahay finalkii ugu horeeyay abid ee kulmiyay city iyo United tartamada waaweyn.       Te u rajay...
03/06/2023

ma ogtahay in kulankani yahay finalkii ugu horeeyay abid ee kulmiyay city iyo United tartamada waaweyn. Te u rajaynaysaa. Guusha πŸ‘πŸ™

Kulanka galabta Ee darbi  Man         Maxaad ku saadalinlahyd  commitment noogu reeb.
03/06/2023

Kulanka galabta Ee darbi Man

Maxaad ku saadalinlahyd commitment noogu reeb.

Maanta, kooxda kubada cagta Liverpool waxay jirsatay 131 sano. Soo qabo. Zxb Liverpool tagero β€οΈπŸ™
03/06/2023

Maanta, kooxda kubada cagta Liverpool waxay jirsatay 131 sano.

Soo qabo. Zxb Liverpool tagero β€οΈπŸ™

Rasmi. Macalinka. Kooxda.  PSG - Paris Saint-Germain.  Ayaa cadeeyey inuu Kooxda ka tagi doono.  Lion 🦁 messe.
01/06/2023

Rasmi. Macalinka. Kooxda. PSG - Paris Saint-Germain. Ayaa cadeeyey inuu Kooxda ka tagi doono. Lion 🦁 messe.

14 sano ka dib.  BENZIMA.  Ayaa go aansaday. Inuu. Real. Ka tagi doono.       Saad u aragtaa
01/06/2023

14 sano ka dib. BENZIMA. Ayaa go aansaday. Inuu. Real. Ka tagi doono. Saad u aragtaa

Kooxda. Sevillia.  Ayaa ku guulaysatay. Koobka. UEFA Europa League
01/06/2023

Kooxda. Sevillia. Ayaa ku guulaysatay. Koobka. UEFA Europa League

Horyaalka. Caasimada. Hargeisa. Somaliland. Ayaa dib u soo laabtay.     Kooxdee ka taageertaa
31/05/2023

Horyaalka. Caasimada. Hargeisa. Somaliland. Ayaa dib u soo laabtay. Kooxdee ka taageertaa

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zaki Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category