Coach Al Dallaali

Coach Al Dallaali PAGE-kan waxa aad kala socon kartaa macluumaad ka cayaarwalba kadib
Iyo TATIKDA labada koox
Iyo AQRINTA cayaarta please FOLLOW US

Sawirkan ka doro 3da cayaryahan ugu fiican dhaxda CITIZEN.  nala wadaag fikirkaga Tnks.                                 ...
14/09/2026

Sawirkan ka doro 3da cayaryahan ugu fiican dhaxda CITIZEN. nala wadaag fikirkaga Tnks.

By. All. . الدلالي.

10/09/2026

Alaabtaan markaad daawato maxaa kugu so dhacay. Tanoo kale o badan ayaa jirto mid ka mid ah so qabo aniga dhor jeer ayeey igu dhacday. Kkkkk
By. All. .
#الدلالي

09/09/2026

Hadaad fcn thy ma ahan inaad 3 dhibic qadato watan koxdii wnganeyd dhan walba walaga adkaday
SORRY INTAR
BY AL,

RODRI wa BOQORKA khadka dhexeRODRI. 8/83 bas sax ah cajiib PEDRI. 69/72. bas sax ah. ku darso waxaasi dhan waxa lagu sam...
07/09/2026

RODRI wa BOQORKA khadka dhexe
RODRI. 8/83 bas sax ah cajiib
PEDRI. 69/72. bas sax ah. ku darso waxaasi dhan waxa lagu sameyay kaliya 62 daqiiqo kadib wala badalay hadu cayaarta dhameysan lahaa kwrn TIRADA baska intaa wey ka sii badan laheyd BABABABABABABABABABA
BY All. الدلالي

Wooow manta maalmahii h**e wey ka duwanthy ragaan aad arkeysaan wayahoda shaqsiyadeed waxey kuso qateen gulal wa weyn. B...
31/08/2026

Wooow manta maalmahii h**e wey ka duwanthy ragaan aad arkeysaan wayahoda shaqsiyadeed waxey kuso qateen gulal wa weyn. BOQORKI kubada cagta MARADONA. labada la tagan ayaa leyska rabaa inaad shegtaan waan hubaa iney dad badani ay shegi donaan.

By. All . الدلالي

JESUS waxu tagan yhy mel ay SXPdeydii h**e jogaan maxaa iga rebaya. By All  # dallaali
30/08/2026

JESUS waxu tagan yhy mel ay SXPdeydii h**e jogaan maxaa iga rebaya. By All # dallaali

Dd badan baan arkayay la yaban heshiska Barcelona ay lagshay lacibkan waa sax inuu dhawacla yahay balse dadkaa ma ogo in...
30/08/2026

Dd badan baan arkayay la yaban heshiska Barcelona ay lagshay lacibkan waa sax inuu dhawacla yahay balse dadkaa ma ogo intuu garoonka ku jiro inuu halis ku yhy gosha wa nocadafacyada cabsi galiya saad uledahay u basaya unbad arkeysa aydoo gosha ku jirta lacibiita dhaxda ayuu fursad siyaa ineey boska
NO 9 aytagaan asna garbaha ka so galo. Wlcm Tu Barca
By. All

Waxey ahey cayaar warega GROUP ka koxaha e champion ka 98/99. INATAR MILAN.3 REAL MADRID. 1cayarta waxey ka dhacday SAN ...
26/08/2026

Waxey ahey cayaar warega GROUP ka koxaha e champion ka 98/99.
INATAR MILAN.3 REAL MADRID. 1
cayarta waxey ka dhacday SAN SIRO
Sawirka dusha idiinkaga muqda mid ka mid ah ayaa 2GOL dhaliyay. Jiilkeygii markey arkaan horay bay ka garanayaan hadaba sheeg labadaa laacib idiin muuqda JAWAABTA wa basiid.
By. All. . الدلالي.

23/08/2026

Waan idiin wada salaamay OLL jilkeyga iyo cayaalkii dhexe and intaan commentiga ku ZXP nay aad baan idiinku faraxsanahy madaama ad kawada jabaataan su sawir walbo aan so dhiga way ifarxad gilsaa markaan arko jawaabihiina o wada SAX ah dhamaantiina GULEYSTA.
BY All الدلالي

Waxaan la yabnahay sababta ay BARCA u amini la dahay laacibkan wa STRIKER buuxa kalsoni ay u dhertahay waliba dagnaan ay...
22/08/2026

Waxaan la yabnahay sababta ay BARCA u amini la dahay laacibkan wa STRIKER buuxa kalsoni ay u dhertahay waliba dagnaan ay ka muqota LEWANDOWSKI basku faruqiyay ayu buxiyay dhowr cayar ay dheshay BARCELONA waxu mujiyay inu yhy NO.9. Buuxa balse koxda wali ma amin sana STRIKE kala ayeey dondonayaan ayago heysta cajiib.
By All الدلالي.

Address

Hargeisa Road No1
Hargeisa
SOM252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Coach Al Dallaali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category