Khaalid Axmed

Khaalid Axmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khaalid Axmed, Sports Event, Hargeisa.

26/10/2022

Koomishanka xakamaynta AIDS-KA Oo Wacyi Galin Ka Sameeyay Dugsiga Sare Ee Dayib Guray

Paulo Dybala ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda AS Roma wuxuuna saxiixay heshiis ilaa 2025.
18/07/2022

Paulo Dybala ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda AS Roma wuxuuna saxiixay heshiis ilaa 2025.

Arbaco : RAPHINHA ✅Khamiis : DEMBÉLÉ ✅Sabti : LEWANDOWSKI ✅
18/07/2022

Arbaco : RAPHINHA ✅
Khamiis : DEMBÉLÉ ✅
Sabti : LEWANDOWSKI ✅

Rasmi 🔴  Lisandro Martínez
17/07/2022

Rasmi 🔴 Lisandro Martínez

BREAKING NEWS:Tottenham ayaa Lagusoo warramayaa inay diyaar utahay inay bixiso 17 milyan ginni si ay uhesho Memphis Depa...
17/07/2022

BREAKING NEWS:

Tottenham ayaa Lagusoo warramayaa inay diyaar utahay inay bixiso 17 milyan ginni si ay uhesho Memphis Depay oo loo arko inuu qorshaha ugu jirrin kooxda FC Barcelona.

Frenkie de Jong ayaa lagu daray ciyaaryahanada Barcelona  Ee uzafarya  America.
16/07/2022

Frenkie de Jong ayaa lagu daray ciyaaryahanada Barcelona Ee uzafarya America.

Eriksen oo xirnaa fanaanada No.21 ee Brentford  ka dibna ku biiray Manchester United MARTINEZ oo xiranaa Fanaanada No.21...
16/07/2022

Eriksen oo xirnaa fanaanada No.21 ee Brentford ka dibna ku biiray Manchester United

MARTINEZ oo xiranaa Fanaanada No.21 ee AJAX ka dib waxa uu ku biiray Manchester United

DE JONG oo xiran lambarka 21-aad ee Barcelona ayaa markaas ku biiray Manchester United

Horyaalka 21aad 👀🔜🔴❤

WAX WALBA WAA Macquul sanadkaan

15/07/2022

Address

Hargeisa

Telephone

+252634272142

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khaalid Axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category