Dalu Sports

Dalu Sports Waa bogg ka hadla arimaha ciyaaraha iyo dhacdooyinka ka dhaca kubada cagta. taasoo hab maqal iyo muu

Amad Diallo ayaa ku yiri sidan 🤫 Andy Robertson.
06/01/2025

Amad Diallo ayaa ku yiri sidan 🤫 Andy Robertson.

Manchester United kuma aysan badinin Anfield tan iyo 2016 rikoorkooda waligiis waa mid xun 💀
05/01/2025

Manchester United kuma aysan badinin Anfield tan iyo 2016 rikoorkooda waligiis waa mid xun 💀

CHAMPIONS GOBOLKA NUGAAL
31/12/2024

CHAMPIONS GOBOLKA NUGAAL

  G. NUGAAL 4:2 G. BARITARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLADA PUNTLAND.NUGAAL CHAMPIONS 🏆
31/12/2024



G. NUGAAL 4:2 G. BARI

TARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLADA PUNTLAND.

NUGAAL CHAMPIONS 🏆

  DAYTARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLLADA   2024KULANKA FINALKA GALABTA:⚽️ G.NUGAAL 🆚️ G.BARI🥅MIRE AWAARE STADIUM⏰️2:30 PM
31/12/2024

DAY

TARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLLADA 2024

KULANKA FINALKA GALABTA:

⚽️ G.NUGAAL 🆚️ G.BARI

🥅MIRE AWAARE STADIUM

⏰️2:30 PM

  G. Bari 2:2 G. KarkaarBARI FINALTARTANKA GOBOLADA PUNTLAND.Final Bari Vs Nugaal
28/12/2024


G. Bari 2:2 G. Karkaar

BARI FINAL
TARTANKA GOBOLADA PUNTLAND.

Final Bari Vs Nugaal

Saadaali kulanka Semi-Finalka G-Bari vs G-Karkaar.Gobolkee Final u bixi doona galabta?
28/12/2024

Saadaali kulanka Semi-Finalka G-Bari vs G-Karkaar.

Gobolkee Final u bixi doona galabta?

G. NUGAAL waxuu sugayaa Labada Gobol ee   iyo   kii soo baxa.Dalu Sports
28/12/2024

G. NUGAAL waxuu sugayaa Labada Gobol ee iyo kii soo baxa.

Dalu Sports

  G. NUGAAL 2:2 G. MUDUGPENALTIES NUGAAL (4 : 3) MUDUG.NUGAAL FINALTARTANKA GOBOLADA PUNTLAND
27/12/2024



G. NUGAAL 2:2 G. MUDUG

PENALTIES NUGAAL (4 : 3) MUDUG.

NUGAAL FINAL

TARTANKA GOBOLADA PUNTLAND

Kulanka Galabta labada kooxood.G NUGAAL Vs G MUDUG.🏆Koobka: Tartanka Gobolada Puntland Cup-Semifinal.🏟Garoonka:  Mire Aw...
27/12/2024

Kulanka Galabta labada kooxood.

G NUGAAL Vs G MUDUG.

🏆Koobka: Tartanka Gobolada Puntland Cup-Semifinal.

🏟Garoonka: Mire Awaare.

📅Taariikhda: 2024/12/27

⏰Waqtiga: 03:30PM Xilliga Geeska Africa.

Live Stream waxaad si toosa uga daawan doontaan Dalu Sports

Qiimaha daawashada ciyaarta Mudug iyo Nugaal ayaa la kordhiyay, waxaana tigidka lagu gadanayaa lacag dhan $1.5.Maka mid ...
26/12/2024

Qiimaha daawashada ciyaarta Mudug iyo Nugaal ayaa la kordhiyay, waxaana tigidka lagu gadanayaa lacag dhan $1.5.

Maka mid tahay dadka daawanaya ciyaarta ?

Full Time: Bari 1:0 mudug Tartanka kubadda cagta gobollada Puntland 2024 ||
25/12/2024

Full Time: Bari 1:0 mudug
Tartanka kubadda cagta gobollada Puntland 2024 ||

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalu Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalu Sports:

Share

Category