๐๐š๐ฌ๐ฉ๐š๐š๐ฌ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐๐ข๐จ

  • Home
  • Somalia
  • Dhuusamarreeb
  • ๐๐š๐ฌ๐ฉ๐š๐š๐ฌ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐๐ข๐จ

๐๐š๐ฌ๐ฉ๐š๐š๐ฌ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐๐ข๐จ waxkale kafilo

10/07/2026
10/07/2026

Vlog Aan kaduubnay Caasimadda Dhusamareeb Galmug Somaliya
๐๐š๐ฌ๐ฉ๐š๐š๐ฌ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐๐ข๐จ

09/07/2026

Hadal jeedintii Musharax Abdi Kaafi

09/07/2026

Xafladda Caleema Saarka Nabadoonka Guud Ee

Beesha SACAD Ee Caasimadda Dhuusamareeb

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ:Xafladda Caleema Saarka Nabadoonka Guud EeBeesha SACAD Ee Caasimadda Dhuusamareeb
09/07/2026

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐จ:
Xafladda Caleema Saarka Nabadoonka Guud Ee

Beesha SACAD Ee Caasimadda Dhuusamareeb

27/06/2026

MUNAASABADDA DABAALDEGGA 49-AAD EE MAALINTA XORRIYADDA JAMHUURIYADDA JABUUTI

MUNAASABADDA DABAALDEGGA 49-AAD EE MAALINTA XORRIYADDA JAMHUURIYADDA JABUUTI490JIBOUT
27/06/2026

MUNAASABADDA DABAALDEGGA 49-AAD EE MAALINTA XORRIYADDA JAMHUURIYADDA JABUUTI

490JIBOUT

๐ŸŽ“๐Ÿ“ธ Xusuus Qurux Badan oo Ka Timid Gebagabada Sanad-dugsiyeedka iyo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad ee sanad wal...
20/06/2026

๐ŸŽ“๐Ÿ“ธ Xusuus Qurux Badan oo Ka Timid Gebagabada Sanad-dugsiyeedka iyo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad ee sanad walba ay qaado Dowlad Goboleedka Galmudug.
Sawirradan waa qeyb ka mid ah xusuusihii iyo debaaldegii farxadda lahaa ee shalay, kuwaas oo ay ardaydu ku muujinayeen dadaalkii, dulqaadkii iyo guushii ay gaareen.
Waxaan u hambalyeyneynaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta kaalinta weyn ka qaatay socdaalka waxbarasho ee sanadkan. Waxaan Eebbe uga baryeynaa ardaydeena qaaliga ah inuu ku guuleeyo dadaalkoodii, qalbigoodana ku qaboojiyo natiijooyin wanaagsan oo ay ku farxaan.
๐Ÿคฒ Alloow ardaydeena ka dhig kuwii ku guuleysta imtixaankooda, u sahal mustaqbalkooda, kana yeel kuwo dalkooda iyo dadkoodaba anfaca. Aamiin.
๐ŸŒน Waxbarashadu waa iftiinka mustaqbalka, guushuna waxay la socotaa dadaalka iyo sabirka.
๐ŸŽ“๐Ÿ“šโœจ
๐๐š๐ฌ๐ฉ๐š๐š๐ฌ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐๐ข๐จ

Jaamacadda Somaville University Galmudug Campuses xarunta magaaladda dhusamareeb waxaa maanta ka dhacay  doorasho qof iy...
11/06/2026

Jaamacadda Somaville University Galmudug Campuses xarunta magaaladda dhusamareeb waxaa maanta ka dhacay doorasho qof iyo cod oo lagu doortay Gudoomiyaha iyo Gudoomiye kuxigeenka ardayda.

Madasha Doorashada Waxaa kasoo qeyb galay Gudoomiyaha Jaamacadda xarumaha Galmudug, Gudoomiyayaash ardayda Xarumaha Guriceel iyo Cabudwaaq, Maamulka Jaamacadda, Macalimiinta iyo marti sharaf kala duwan.

Address

Dhuusamarreeb

Telephone

+252618426656

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐๐š๐ฌ๐ฉ๐š๐š๐ฌ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐๐ข๐จ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ๐๐š๐ฌ๐ฉ๐š๐š๐ฌ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐๐ข๐จ:

Shortcuts

Share

Category