Dhacdooyinka Ciyaaraha Dunida

Dhacdooyinka Ciyaaraha Dunida Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhacdooyinka Ciyaaraha Dunida, Sports Event, Burco.

Ciyaaryahanada ugu badan ee magacooda Google laga raadiyay, CR7 meel kasta GOAT ayuu ka yahay
12/03/2023

Ciyaaryahanada ugu badan ee magacooda Google laga raadiyay, CR7 meel kasta GOAT ayuu ka yahay

🔴DEGDEG: Luis Enrique ayaa iska casilay shaqadii tababarenimo ee xulka Spain kadib guuldaradii Morroco iyo ka hadhistii ...
08/12/2022

🔴DEGDEG: Luis Enrique ayaa iska casilay shaqadii tababarenimo ee xulka Spain kadib guuldaradii Morroco iyo ka hadhistii koobka aduunka.

Mason Greenwood oo ka tirsan Man Utd ayaa lagu soo oogay dacwad ah "isku day kufsi, ku lug lahaanshaha hab-dhaqanka qasa...
15/10/2022

Mason Greenwood oo ka tirsan Man Utd ayaa lagu soo oogay dacwad ah "isku day kufsi, ku lug lahaanshaha hab-dhaqanka qasabka ah, iyo weerar geystay dhaawac jidheed oo dhab ah".

Maxaa laga baran karaa ciyaaraha usbuuca ugu horeeya Premier League. 1. Mancity waa kooxda horyaalka difaacanaysa waana ...
09/08/2022

Maxaa laga baran karaa ciyaaraha usbuuca ugu horeeya Premier League.

1. Mancity waa kooxda horyaalka difaacanaysa waana kooxda ugu cadcad iney markii 3aad oo xidhiidh ah qaado.

2. Manchester United hadii aysan suuqa gelin Top4 xitaa masoo geli karto seasonkan.

3. Chelsea waa iney xoojisa weerarkeeda si ay ugu yaraan ugu tartanto Top4 oo seasonkan tartankiisu aad u adag yahay.

4. Arsenal waa awood muuqata hadii ay sidan ku socoto Top4 keeda waa banaanka.

5. Tottenham waxay lama filaan ku qaadi kartaa horyaalka waana awood kale oo muuqata.

6. Liverpool waa iney waa iney raadsataa ciyaaryahan khad dhexe si ay horyaalka ugu tartanto.

Fikirkaaga ka dhiibo kooxdee qaadi karta horyaalka, sidoo kale saadaali kooxaha Top4ka kusoo bixi kara.

Kooxdee ugu cadcad ku guuleysiga premier league xili ciyaareedka soo socda.Manchester City Care😍 ugu codeeLiverpool Wow😲...
19/07/2022

Kooxdee ugu cadcad ku guuleysiga premier league xili ciyaareedka soo socda.

Manchester City Care😍 ugu codee
Liverpool Wow😲 ugu codee
Manchester United Love♥️ ugu codee
Chelsea🥲 Sad ugu codee
Arsenal🤣 qosol ugu codee.
Ha ilaawin inaad Follow dhahdo pageka.

Done Deal✅. Manchester United ayaa si rasmi ah ula wareegtay daafaca dhexe ee reer Argentin Lizandaro Martines saacadaha...
17/07/2022

Done Deal✅. Manchester United ayaa si rasmi ah ula wareegtay daafaca dhexe ee reer Argentin Lizandaro Martines saacadaha soo socda ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqayaa. Muxuu kusoo kordhin karaa kooxda fikirkaaga ka dhiibo.

Haaland mise Nunez kooxdee lasoo wareegtay Noobe fiican? Haaland ♥️ Love saar.Nunez😲 Wow saar.
06/07/2022

Haaland mise Nunez kooxdee lasoo wareegtay Noobe fiican?

Haaland ♥️ Love saar.
Nunez😲 Wow saar.

Kooxdee ayaa loo caleema saari doonaa Champions of Europe 2022. Liverpool ♥️  Love  ugu  codeeRealmadrid😲 Wow ugu codee
07/05/2022

Kooxdee ayaa loo caleema saari doonaa Champions of Europe 2022.

Liverpool ♥️ Love ugu codee
Realmadrid😲 Wow ugu codee

YAAD KU DARSAN LAHAYD KOOXDAADA?RAMOS ♥️ LOVEPUYOL 😲 WOW
16/03/2022

YAAD KU DARSAN LAHAYD KOOXDAADA?

RAMOS ♥️ LOVE
PUYOL 😲 WOW

Mulkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa sheegay inu iska iibin doono kooxda. Sidoo kale uu lacagtana ugu deeqi d...
02/03/2022

Mulkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa sheegay inu iska iibin doono kooxda. Sidoo kale uu lacagtana ugu deeqi doono dadka ku dhibaatoobay dagaalka Ruushku ku qaaday Ukraine.

Yaad ku darsan lahayd kooxdooda labadan weeraryahan ee da'ayartaa Mpabbe Love ♥️ saarHaaland Wow 😲 saar
27/02/2022

Yaad ku darsan lahayd kooxdooda labadan weeraryahan ee da'ayartaa

Mpabbe Love ♥️ saar
Haaland Wow 😲 saar

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhacdooyinka Ciyaaraha Dunida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category