22/06/2023
Enzo Fernandez markii uu ku biiray Chelsea
✅ Takalada ugu badan ee guuleystay
✅ dib usoo celinta possessions lumay
✅ kubad abuur goolal
✅ Baasaska ugu badan ee h**e usocdka leh
✅ Baasaska dhaadheer
✅ kubad taabashada ugu badan
✅ kalsoonida loogu ciyaaro half kooxda kale
Fantastic Player garab waayay.
Enzo wa dahab💙🔥