Bosaso Tech Summit

Bosaso Tech Summit The Goal of this Center is to provide a platform for young Somalis to showcase their Innovators,

13/08/2026

Dr-Abdirasak Mohamud Takar Gudoomiyihii H**e Ee Jaamacadda East Africa iyo kalmadiisi Shirka Teknoolijiyadda Bosaso kalgiisi 3aad.


29/07/2026

๐—๐จ๐  ๐š๐š๐ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ข๐๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐จ.
Soo jeedintii (๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป) ๐——๐—ฟ-๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ถ ee Shirka Teknoolajiyadda Boosaaso 2026 (๐—ธ๐—ฎ๐—นkiisi ๐Ÿฏ-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ).

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ฒ.Bosaso Tech Summit  waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dr. Mahamud Jimale  ...
23/07/2026

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ฒ.

Bosaso Tech Summit waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dr. Mahamud Jimale oo loo magacaabay Guddoomiyaha Golaha Tacliinta Sare ee Qaranka.

Dr. Jimale wuxuu ka mid ahaa martidii sharafta lahayd ee ka qeyb gashay Bosaso Tech Summit 2025, halkaas oo uu kula wadaagay aqoontiisa, waayo-aragnimadiisa iyo aragtidiisa ku aaddan horumarinta waxbarashada iyo teknoolojiyadda.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu u fududeeyo xilka qaran ee loo igmaday, kana dhigo mid ku suntan hufnaan, caddaalad iyo horumar u horseeda tacliinta sare ee Soomaaliyeed.
Hambalyo mar kale, Dr. Jimale!






13/07/2026

Dhawaan Filo Muuqaalka Oo Dhameestiran.

Jimce Wanaagsan!Kooxda Bosaso Tech Summit waxay dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajeynayaan Jimce barakeysan oo kheyr, ...
12/06/2026

Jimce Wanaagsan!
Kooxda Bosaso Tech Summit waxay dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajeynayaan Jimce barakeysan oo kheyr, caafimaad, iyo guul ku dhammaada.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadada, ducada, iyo camalka wanaagsan.

Maalintan fadliga badan aynu ka faaโ€™iidaysanno xuska Eebbe, ducada, iyo samaynta wanaaga.

โœจ Jimce Mubaarak




Hambalyo mudan ๐ŸŽ‰Jaamacadda   ayaa bilad sharaf guddoonsiisay guddoomiyaha shirka teknoolojiyadda Boosaaso, taasoo muujin...
03/05/2026

Hambalyo mudan ๐ŸŽ‰
Jaamacadda ayaa bilad sharaf guddoonsiisay guddoomiyaha shirka teknoolojiyadda Boosaaso, taasoo muujinaysa dadaalka iyo kaalinta muuqata ee uu ka qaatay horumarinta aqoonta, hal-abuurka, iyo kobcinta teknoolojiyadda bulshada.

Abaalmarintan waxay dhiirrigelin u tahay dhalinyarada iyo dadka ka shaqeeya dhinaca innovation-ka iyo technology-ga, si ay u sii xoojiyaan dadaalkooda iyo adeegga bulshada. Hambalyo mar kale guushan qiimaha leh.


02/05/2026

Agaasimaha shirka Technologyada Bosaso Eng.Mohamud Hassan ayaa maanta kaqaybgalay Bandhiga Technologyada Jaamacadda Citycot.

Agaasimaha ayaa dhiirigaliyeey Jaamacadda iyo dhalinyarada latimid hal abuurka wax ku oolka ah.

Dhalinyarada ayaa lagu casumay shirka soo socda si hal abuurkooda loogu dhiirigaliyo.


Address

AirportRoad
Bosaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosaso Tech Summit posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bosaso Tech Summit:

Shortcuts

Share

Category