09/02/2024
Allah u Naxariisto waxaa geeriyooday difaacii Maamul goboleedka Galmudug Muxudin Cabdi oo xanuun kusoo booday.
Muxudin waxa uu ka mid ahaa Ciyaartoyda Xulka Galmudug la qaaday Koobka Maamul Goboleedyada, wuxuuna haatan Ku sugnaa Dhuusamareeb.