Wasaara Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil

Wasaara Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil Waa Page-ka rasmiga ah ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Gobolka Saaxil
Sahil Sports Federation

Xaflada isku aadka Jawdalka horyaalada dalka ee 2026/2027 ayaa la qaban doona Khamiista. 1.  Hargeisa Capital league. 2....
03/07/2026

Xaflada isku aadka Jawdalka horyaalada dalka ee 2026/2027 ayaa la qaban doona Khamiista.

1. Hargeisa Capital league.
2. Togdheer League.
3. Awdal League.
4. Saaxil League.
5. Sanaag League.
6. Gebilay league.

dhalinyarada iyo ciyaaraha Saaxil

Wasaara Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ee Gobolka SaaxilBeri iyo laba kooxood oo kale Burco ah: Mar kale beri waxaa is arki ...
02/01/2026

Wasaara Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil
Beri iyo laba kooxood oo kale Burco ah:

Mar kale beri waxaa is arki doonan koox burco ah oo Maaliyada ah iyo koox kale oo Berbera ah waa kooxdi shinide šŸ Dp world.

Dhanka kale Gaashan burco ayaa kahor iman doonta gobolki Rivals ka ay ahaayen ee Gebiley.

Maaliyada burco maw hiilin doonan labadii kooxood ee burco ee galabta ciida la cunsiiyey?

Gaashan Burco beri Alamzaawiyiinta maka farxin doonan ?

GalabtaSaadaali
01/01/2026

Galabta
Saadaali

Reer Berbera waa in ay maalinta Khamiista Furitaanka horyaalka Horyaalada si weyn ugaso qayb-galaan gaar ahaan maalinta ...
29/12/2025

Reer Berbera waa in ay maalinta Khamiista Furitaanka horyaalka Horyaalada si weyn ugaso qayb-galaan gaar ahaan maalinta Jimcaha oo meel walba fasax tahay si ay utaageeraan Kooxda Goodir ee Berbera

Address

Berbera
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaara Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wasaara Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil:

Shortcuts

Share

Category