Berbera CAR Decoration - muse awliyo

Berbera CAR Decoration - muse awliyo we designe the car and festival of widding

04/05/2017
Waxa aad ka helaysaan berbera car decoration  habaynta gawaadhida aroosyada  iyo xafladaha meherka  waxan leeyahay welco...
18/10/2016

Waxa aad ka helaysaan berbera car decoration habaynta gawaadhida aroosyada iyo xafladaha meherka waxan leeyahay welcome to berbera car decoration

Berbera car decoration waxad ka helaysaan sharaxada gaadhigu aroosyada  & meherada
04/09/2016

Berbera car decoration waxad ka helaysaan sharaxada gaadhigu aroosyada & meherada

Shirkada qurxinta babuurta waxay macamisheeda ugu baqaysaa inay ka heli karaan waxkasta oo lagu qurxiyo gawadhida inad k...
01/07/2016

Shirkada qurxinta babuurta waxay macamisheeda ugu baqaysaa inay ka heli karaan waxkasta oo lagu qurxiyo gawadhida inad ka helaysaan qiimo jabab iyo rali galin iyo soo dhawayn

Dhaman macamiisha aanu jecelahay waxanu u shegaynaa inaanu u keenay  dawayashii sportska ahaa  oo qiime ku raali galiya ...
08/05/2016

Dhaman macamiisha aanu jecelahay waxanu u shegaynaa inaanu u keenay dawayashii sportska ahaa oo qiime ku raali galiya la idinka siinayo

20/04/2016

اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

waxaan macmiisha sharafta leh ee nagu xidhan ugu bushaaraynaynaa in aanu idinku samaynay dibu habayn qaababkii h**e ee baabuurta iyo aroosyada aan idinku sharaxi jirtay
kuna soo dhawaada gacmo furan iyo qalbi furan iyo qiimo ku raaligaliya 100%

Address

Ahab School
Berbera

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Berbera CAR Decoration - muse awliyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share