Maxamed Cqadir Cidiyacade

Maxamed Cqadir Cidiyacade Manchester United fans

Xulka Da’yarta Soomaaliya oo 3–3 Barbaro Ah La Galay Itoobiya – Dagaal Geesinimo iyo RajoXulka dhalinyarada Soomaaliya e...
21/11/2025

Xulka Da’yarta Soomaaliya oo 3–3 Barbaro Ah La Galay Itoobiya – Dagaal Geesinimo iyo Rajo

Xulka dhalinyarada Soomaaliya ee ka hooseeya 17-jirada ayaa maanta soo bandhigay dadaal iyo geesinimo aan caadi ahayn, kadib markii ay 3–3 barbaro ah la galeen xulka Itoobiya, ciyaar ku dhamaatay si xamaasad leh.

Soomaaliya ayaa ciyaarta goor h**e hoggaanka ku qabatay, balse waxa laga daba keenay saddex gool oo xiriir ah, ilaa ay dhalinyaradeennu daqiiqaddii 87aad dhaliyeen goolka labaad ee soo noolaynta, halka daqiiqaddii 92aad ay keeneen goolka barbaraha oo ciyaarta xamaasadeeda kiciyay.

Waxa ay da’yarteennu markale muujiyeen inaysan niyadooda jabin, xitaa marka goolal lagala hormaro—waa kuwooda mar walba keena jawaabta u qalanta.

Garsoorka oo mar walba nagu jiifa

Ma ahayn kulankii kowaad ee go’aamada garsoorku nagu adkaadaan.
Rigoore jilicsan oo maanta nala ka dhigay iyo labadii kulan ee ka horreeyay oo aan garsoorku si cadaalad ah noogu dhexdhexaadin ayaa qayb ku lahaa xaaladaha adag ee aan la kulannay.

Si kastaba ha ahaatee, xulkeenu cudur daar k**a dhiganayo arrintaas. Waxa uu ku tashanayaa awooddiisa, wuxuuna muujiyay heer tartan sare.

Rajada Soo Bixitaanka

Soomaaliya waxay hadda leedahay 3 dhibcood, waxaana haray hal kulan oo muhiim ah oo aan la ciyaari doono Rwanda.
Haddii aan kulankaas badinno, rajada soo bixitaanka waa mid aad u sarreysa, anigoo kalsooni buuxda ku qaba in wiilashu awood u leeyihiin inay guusha gaaraan kulankaas.

Hambalyo Xulka Soomaaliya U17. 🇸🇴

𝐂𝐀𝐀𝐁𝐔𝐃𝐖𝐀𝐀𝐐: Hal qof oo dumar ah ayaa dhimatay, halka labbo kalana waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii Danab (Wiriq) ay k...
08/05/2025

𝐂𝐀𝐀𝐁𝐔𝐃𝐖𝐀𝐀𝐐: Hal qof oo dumar ah ayaa dhimatay, halka labbo kalana waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii Danab (Wiriq) ay kudhacday.

Dadka ku dhaawacmay Wiriqda ayaa xaaladdooda caafimaad lagu dabiibayaa mid kamid ah goobaha caafimaadka.

Allaha unaxariisto Hooyada kudhimatay Biriqda Roobka.

El Clasico hala Madrid🔥🔥Line up
26/10/2024

El Clasico hala Madrid🔥🔥
Line up

🚨Welcome to Manchester United Leny Yoro!
17/07/2024

🚨Welcome to Manchester United Leny Yoro!

16/07/2024

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Kacdoonka Dhalintaa Samaliweyn, Somali Wadani Siciid

Muxuu taraa?
24/02/2024

Muxuu taraa?

Hambalyo Galmudug champions
29/01/2024

Hambalyo Galmudug champions

Cameback Aan caadi aheen galmudug
02/01/2024

Cameback Aan caadi aheen galmudug

Address

Adado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Cqadir Cidiyacade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamed Cqadir Cidiyacade:

Share

Category