Wararka ciyaaraha

Wararka ciyaaraha Sport ciyaaraha

05/06/2023

Robert Lewandowski has rejected the advances of Saudi Arabia Regardless of the salary on offer he is happy in Barcelona and wants to continue his time in Spain
Zxpayaal wxn kujiraa wadadii aan kugaadhi laha 10k fadlan igu cawi mahadsanid

05/06/2023

Marco Asensio ayaa ku baasay tijaabada caafimaadka kooxda PSG Waxa uu caawa saxiixi doonaa qandaraaskiisa
Zxpayaal wxn kujiraa wadadii aan kugaadhi laha 10k fadlan igu cawi mahadsanid

Manchester United ayaa barbareysay rikoorkeedii ugu wacnaa abid ee ay ku badiso garoonkooda dhammaan tartamada oo dhan x...
28/05/2023

Manchester United ayaa barbareysay rikoorkeedii ugu wacnaa abid ee ay ku badiso garoonkooda dhammaan tartamada oo dhan xilli ciyaareedka 27
Pagka👉 like saar 👉follow dheh siina👉 share gree si uu asxbtaada u gaaro mhdsnid❤

ArsenalAston VillaBournemouthBrentfordBrightonBurnley 🆙ChelseaCrystal PalaceEvertonFulhamLiverpoolLuton 🆙Man CityMan Utd...
28/05/2023

Arsenal
Aston Villa
Bournemouth
Brentford
Brighton
Burnley 🆙
Chelsea
Crystal Palace
Everton
Fulham
Liverpool
Luton 🆙
Man City
Man Utd
Newcastle
Nottingham Forest
Sheffield Utd 🆙
Tottenham
West Ham

Real Sociedad ayaa ciyaari doonta Champions League markii ugu horeysay tan iyo 2013-14
28/05/2023

Real Sociedad ayaa ciyaari doonta Champions League markii ugu horeysay tan iyo 2013-14

Mauricio Pochettino ayaa ugu dambeyntii saxiixay qandaraaska isagoo ah maamulaha cusub ee Chelsea halkaan waxaan ku xaqi...
28/05/2023

Mauricio Pochettino ayaa ugu dambeyntii saxiixay qandaraaska isagoo ah maamulaha cusub ee Chelsea halkaan waxaan ku xaqiijineynaa dukumentiyada hadda la xiray iyadoo heshiisku uu socon doono ilaa June 2026 kaaliyaha Jesus Perez ayaa sidoo kale ku biiraya heshiis afka ah ayaa la gaaray labo toddobaad ka hor laakiin magacaabista hadda waa la dhameystiray waxaana la damaanad qaaday war rasmi ah dhawaan Mauricio ayaa durbaba kala shaqeynaya Chelsea qorshaha mustaqbalka iyo saxiixyada cusub
Si aanay ku dhaafin wararka xiisaha leh Follow garee boggeenna Facebook-ga

Lionel Messi ayaa haatan ku guuleystay koobab badan oo horyaal ah oo uu ku qaaday kooxda PSG inta uu Cristiano Ronaldo k...
28/05/2023

Lionel Messi ayaa haatan ku guuleystay koobab badan oo horyaal ah oo uu ku qaaday kooxda PSG inta uu Cristiano Ronaldo kula guuleystay Real Madrid
Zxpayaal wxn kujiraa wadadii aan kugaadhi laha 10k fadlan igu cawi nagu soo biir mahadsanid

Sheeg waa kuwee indhihisa Kevin De BruyneNagula wadag aragtidada qeybta hose ee falada👇
28/05/2023

Sheeg waa kuwee indhihisa Kevin De Bruyne
Nagula wadag aragtidada qeybta hose ee falada👇

Joao Cancelo oo la jooga Bayern iyo Man City xilli ciyaareedkanHoryaalka Bundesliga 🥇Horyaalka Premier League 🥇Uma aha x...
27/05/2023

Joao Cancelo oo la jooga Bayern iyo Man City xilli ciyaareedkan

Horyaalka Bundesliga 🥇
Horyaalka Premier League 🥇

Uma aha xili xun Joao Cancelo

Fiorentina ayaa garaacday Roma si ay u soo afjarto rajadii ay ka lahayd afarta sare ee Roma ayaa ku qasbanaan doonta ina...
27/05/2023

Fiorentina ayaa garaacday Roma si ay u soo afjarto rajadii ay ka lahayd afarta sare ee Roma ayaa ku qasbanaan doonta inay garaacdo Sevilla finalka Europa League si ay ugu soo baxdo Champions League
Pagka👉 like saar 👉follow dheh siina👉 share gree si uu asxbtaada u gaaro mhdsnid❤

Lionel Messi ayaa barbareeyay rikoorka Dani Alves ee koobabka uu u qaaday koox iyo wadanba Cajiib ahPagka👉 like saar 👉fo...
27/05/2023

Lionel Messi ayaa barbareeyay rikoorka Dani Alves ee koobabka uu u qaaday koox iyo wadanba Cajiib ah
Pagka👉 like saar 👉follow dheh siina👉 share gree si uu asxbtaada u gaaro mhdsnid❤

Lionel Messi ayaa dhaafiyay Cristiano Ronaldo goolashii ugu badnaa ee laga dhaliyay shanta horyaal ee ugu waa wayn Yurub...
27/05/2023

Lionel Messi ayaa dhaafiyay Cristiano Ronaldo goolashii ugu badnaa ee laga dhaliyay shanta horyaal ee ugu waa wayn Yurub (496)

Address

??No Liósia
SOMALI

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wararka ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wararka ciyaaraha:

Share

Category