Karim Analyst

Karim Analyst Karim wuxuu mar walba saaxiib dhaw la yahay Bulshada ku xidhan wuxuu soo gudbiyaa wararkii ugu damb

Fabián Vargas: " Sannadkii 2010 waxaan u ciyaarayay Almería, waxaana wajahaynay Barcelona. Ka hor ciyaarta, qaar ka mid ...
20/06/2026

Fabián Vargas: " Sannadkii 2010 waxaan u ciyaarayay Almería, waxaana wajahaynay Barcelona. Ka hor ciyaarta, qaar ka mid ah saaxiibbaday ayaa i soo wacay iyagoo iga codsanaya funaanaddayda si loo xaraasho, lacagta laga helana loogu caawiyo dadkii ay saameeyeen daadadkii waaweynaa ee ka dhacay Colombia.”

“Sidaas darteed waxaan go’aansaday inaan la hadlo Messi ka hor ciyaarta, una sharxo xaaladda, kadibna aan waydiisto in uu ii siiyo funaanaddiisa marka ciyaartu dhammaato.”

“Laakiin waxaan ku guuldarraysannay 8-0. Aad ayaan uga murugooday, waxaana ilaaway inaan aado oo aan ka qaato funaanadda markii ciyaartu dhammaatay.”

“Kadib mas’uulkii qalabka ciyaaraha ee Almería ayaa qolka labiska soo galay, wuxuuna igu yiri: ‘Qof ayaa doonaya inuu kula kulmo.’”

“Markii aan bannaanka u baxay, waxaan arkay Messi oo halkaas taagan isagoo sita boorso yar. Wuxuu igu yiri: ‘Kuwani waa qaar ka mid ah funaanadaha loogu talagalay ololaha lacag-ururinta ee aad waddaan.’”

“Waan isku duubnay oo laabta ayaan galiyay, waanan uga mahadceliyay. Markii aan furay boorsadii, waxaan arkay in aysan ku jirin oo keliya funaanaddii Messi, balse ay sidoo kale ku jireen funaanado ay lahaayeen Iniesta, Piqué, Alves, Xavi iyo Puyol.”

“Waligay ma illoobi doono ficilkaas cajiibka ah ee naxariista iyo taageerada lahaa.”

🐐🩵🔥

18/06/2026

Ma sheegi kartid waa ogahay, waxba ha qoslin!😂🔥

💤🔄

Waxaan aaminsanahay +40 sano oo lagu daro Da'ada iminka ee khadka dhexe ee taariikhda kubada cagta aduunka ugu Wanaagsan...
17/06/2026

Waxaan aaminsanahay +40 sano oo lagu daro Da'ada iminka ee khadka dhexe ee taariikhda kubada cagta aduunka ugu Wanaagsan ee Kevin Deruyne (+34) sano oo danbe xataa hadii lasii joogo oo aan noolaano Messi sidan ayuunbuu noo sii waali doonaa!.🙆🏻‍♂️

Waxaan aaminsanahay Top 5 Leagues in Europe inuu ka dheeli karo xataa waqtigan!!.

Midka ugu wanaagsan taariikhda kubada cagta 🐐🔥

Da'adu waa Number 34 years ayuu jiraa seasonkii tagay dhaawacyo ayaa hadheeyay hadana wuxuu Sucuudiga kulankii barnaraha...
16/06/2026

Da'adu waa Number 34 years ayuu jiraa seasonkii tagay dhaawacyo ayaa hadheeyay hadana wuxuu Sucuudiga kulankii barnaraha kusoo dhamaaday tusay sababta uu u yahay GK ugu fiican Sucuudiga, no matter da'ada uu jiro!.

MOM 🔥👋

Mohammed Al Owais What Goalkeeper 🥊💪👋💚

15/06/2026

Kaliya half ayaa noo harsan inaan mar kale taariikh samayno Worldcup!🙆🏻‍♂️👋

Al Amri 🔥

💚💪🤞

Guys Diyaar ma Tihiin   ayaa wax yar kadib indhaheena u raaxayn doonee!!.🐐🔥🩵❤️
15/06/2026

Guys Diyaar ma Tihiin ayaa wax yar kadib indhaheena u raaxayn doonee!!.

🐐🔥🩵❤️

Sidee u aragtaan Khadka dhexe ee ugu wanaagsan taariikhda kubada cagta hadii aan ku maamusno midkan, maadaama uu yahay m...
12/06/2026

Sidee u aragtaan Khadka dhexe ee ugu wanaagsan taariikhda kubada cagta hadii aan ku maamusno midkan, maadaama uu yahay midkii ugu danbeeyay ee uu ciyaari rabo?!🔥🤞🩵

Ani kaygii waan uga tanaasuli karaa hadii Goat ku ku fadhiisanayo!.

🅰️ 🐐

10/06/2026

Plz City Labadan Ciyaartoy ma ii soo qaadi kartaan?!.🥺

Wali kooxdu wax xiiso ah uma muujin balse waan kuu soo dookhayga Suuqa!!.

Adiga muxuu yahay fikirkaagu?!

09/06/2026

World Cup 2026 waa Worest Cup ever!🙆🏻‍♂️🥺💔

Wuxuuna iska noqon doonaa kooxuhu ciyaartoydooda Fitness kooda kusii diyaarsadaan!🤷‍♂️😞

30/05/2026

Ciyaala suuq wayn h**e waxan usii daawanay!😂😂😂

Address

Belfast
BT71HP

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Karim Analyst posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Karim Analyst:

Share

Category