08/09/2026
NAMUN 2027 – Conference Announcement✓
🌍 **NAMUN 2027 – NORTH AMERICAN MODEL UNITED NATIONS** 🇺🇳
📢 **OGEYSIIS MUHIIM AH**
Waxaa hadda **furan codsiga NAMUN 2027**, oo ah shir caalami ah oo **Model United Nations (MUN)** ah, kaas oo siinaya ardayda iyo dhalinyarada fursad ay kaga qayb qaataan doodaha iyo simulaynta siyaasadda caalamiga ah, diblomaasiyadda, xuquuqda aadanaha, sharciga caalamiga ah iyo xalinta dhibaatooyinka caalamiga ah.
📅 **Taariikhda:** February 18–20, 2027\
📍 **Goobta:** Toronto, Canada 🇨🇦\
🏛️ **Martigelinaya:** University of Toronto\
🌐 **Qabanqaabada:** North American Model United Nations (NAMUN)
# # # 🌎 NAMUN MAXAY KU SAABSAN TAHAY?
NAMUN waxay leedahay taariikh ka badan **40 sano**, waxaana loogu talagalay in lagu kobciyo:
- 🌍 Internationalism & diplomacy
- 🕊️ Peace and international security
- ⚖️ Human rights & international law
- 🗣️ Public speaking & debate
- 🤝 Negotiation & problem solving
- 🌐 Understanding global politics and geopolitics
- 👥 Leadership iyo dhisidda hoggaamiyeyaasha mustaqbalka
Shirka waxaa ka jiri doona committees kala duwan, kuwaas oo ay ka mid yihiin **General Assemblies, International Court of Justice (ICJ)** iyo qaabab kale oo lagu baranayo habka ay hay’adaha caalamiga ahi u shaqeeyaan.
# # # 👤 YAA KA QAYBGELI KARA?
Waxaa si gaar ah loogu talagalay **ardayda jaamacadaha iyo dhalinyarada xiisaynaysa**:
- United Nations & international relations
- Diplomacy
- International law
- Politics & geopolitics
- Human rights
- Public speaking
- Debate iyo leadership
# # # 📄 DOCUMENTS & REQUIREMENTS
Qofka doonaya inuu codsado waa inuu diyaariyaa **documents-ka iyo information-ka lagu weydiinayo application-ka rasmiga ah ee NAMUN**.
Halkan ka Apply garey .https://www.namun.org/
# # # ⭐ MAXAA LAGA FAA’IIDAYAA?
Ka qaybgalka NAMUN wuxuu kuu noqon karaa fursad aad ku horumariso **leadership, diplomacy, public speaking, negotiation iyo problem-solving skills**, isla markaana aad kula kulanto arday iyo dhalinyaro ka kala socda meelo kala duwan.
🌍 **40+ Years of History. One Global Experience.**
📢 **Application-ka NAMUN 2027 waa furan yahay — haddii aad xiisaynayso MUN, diplomacy, international relations iyo leadership, tani waa fursad mudan in laga faa’iidaysto.**
🔗 **Official information & application:** NAMUN 2027\
📧 [email protected]
Halkan ka Apply garey .https://www.namun.org