Somali Hero Awards

Somali Hero Awards Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Hero Awards, Music Award, 1812 UNIVERSITY Avenue W STE 168 SAINT POL, Saint Paul, MN.

The Somali Hero Awards is a prestigious platform dedicated to recognizing and celebrating the outstanding achievements of individuals and businesses within the Somali hero community

Hassan Top oo ah Agaasimaha guud Somali Hero Awards ayaa maanta booqday Abdinasir Hersi Diin jecel oo ka mid ahaa guuley...
01/18/2026

Hassan Top oo ah Agaasimaha guud Somali Hero Awards ayaa maanta booqday Abdinasir Hersi Diin jecel oo ka mid ahaa guuleystayaashii 2025. Ganacsade Diin jecel waa aas aasaha shirkada easy ride oo baahi badan ka haqabtirtay soomaalida kunool USA guulo badan ayaan u rajeyneynaa.

Abdinoor Alimahdi awarded somali hero awards in minnesota
01/04/2026

Abdinoor Alimahdi awarded somali hero awards in minnesota

Guusha shacabka 2025  Tawakal Express
12/30/2025

Guusha shacabka 2025 Tawakal Express

Guul Wadajir Ah.πŸ†

Waxaan ku faraxsanahay oo ku faaneynaa inaan ku guuleysanno Abaalmarinta 𝐁𝐞𝐬𝐭 π‘πžπ¦π’π­π­πšπ§πœπž π’πžπ«π―π’πœπžπ¬ π€π°πšπ«π πŸπŸŽπŸπŸ“, oo ay na siiyeen π’π¨π¦πšπ₯𝐒 π‡πžπ«π¨ π€π°πšπ«ππ¬.

Abaalmarintani waxay ka tarjumaysaa kalsoonida joogtada ah ee macaamiisheena, dadaalka hagar la’aanta ah ee shaqaalaheena, iyo sida ay nooga go’an tahay bixinta adeeg xawaaladeed oo ammaan ah, degdeg ah, hufan, isla markaana la jaanqaadaya hal-abuurnimada casriga ah.

Guushan waa aqoonsi muujinaya kaalinta muhiimka ah ee Xawaaladda kaga jirto horumarinta adeegyada maaliyadeed ee bulshada Soomaaliyeed, gudaha iyo dibaddaba. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa macaamiisheena, wakiillada, iyo dhammaan bah-wadaagta nagu garab istaagay safarkan guusha leh.

12/29/2025

Sheikh Nuur Haadi Ganacsadaha ugu sadaqada badan Minnesota la Guddoonsiiyey Somali Hero Awards 2025

12/29/2025

SHIRKADDA TAWAKAL EXPRESS OO NOQOTAY BEST REMINANCE 2025 SOMALI HERO AWARDS MINNESOTA USA

12/29/2025

HABEENKII TAARIIKHIGA AHAA SOMALI HERO AWARDS DECEMBER 2025 MINNESOTA USA

12/29/2025

Abaalmarinta WADANI Somali Hero Awards 2025 Waxaa la guddoonsiiyey AU NABADOON CILMI HAGAR 2025

12/28/2025

Fanaan Ahmed Haadi oo wacdaro ka dhigay habeenkii maamuuska halyeeyada qaranka somali hero awards minnesota 2025

12/26/2025

Wariyaha maxkamada ciidanka qalabkasida Abdulkadir Isse oo noqday wariyaha sanadka somali hero awards Minnesota USA 2025

12/26/2025

Best cuud artist Ahmed Mukhtar Ahmed Haadi Somali Hero Awards December 2025

12/26/2025

we thankful Sheikh Liban Qibla Homes one of our sponsors Somali Hero Awards 2025

12/25/2025

Ali Ibrahim oo ku guuleystay Best Community Leader 2025

Address

1812 UNIVERSITY Avenue W STE 168 SAINT POL
Saint Paul, MN
5510

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Friday 9am - 5pm

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Hero Awards posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category