18/04/2026
Ma seegtaa events muhiim ah?
Arday badan iyo xirfadlayaal waxay dhib ku qabaan helitaanka events-ka saxda ah (seminars, workshops, annual conferences iyo kuwo kale), halka organizers-na ay mararka qaar ku adkaato gaarsiinta event-yadooda.
Kulmid waxaa loo dhisay in ay fududeyso labadaas.
Hal meel ka hel events-ka, si fududna u samee uguna gaarsii event-gaaga haddii aad tahay organizer.
Raac Kulmid si aad ula socoto waxyaabaha soo socda.
Kulmid.com
Discover, book, and manage events with a clean, modern UI. Conferences, workshops, festivals and more.