21/11/2025
🔥 Jooji isbarbardhigga Beenta ah!
Rajadaada Dhabta ah waxay ku taal Gacmahaaga 🤲✨, Halkan.
Waxaan u baahanahay inaan beddelnaa sheekada dalkeenna. Waa inaan ka dhignaa Soomaaliya meel aan la cararin, balse Loo Yimaado 🇸🇴✨.
Waxaan u baahanahay inaan noqono kuwo Qabsada Go'aankooda 💪, oo aan u dhiibin rajadeena Tahriibiyaasha 🚫🚤.
Waa inaan is waydiinnaa:
Maxaad Maanta Samaynaysaa si aad u joojiso Safarka Geerida ⚠️💔 oo aad u bilowdo Dhismaha Rajadaada? 🏗️🌟
Daawo👉 https://youtu.be/0qO7bTandnM