Wadajir Sports Association

Wadajir Sports Association Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wadajir Sports Association, Sports Event, Xalane Street, Mogadishu.

FURITAANKA TARTANKA WDJ RAMADAN CUPKOREA πŸ†š CLEVER BOYSπŸ† WDJ RAMADAN CUP 2025⏰ 04:00 PM.πŸ—“οΈ 28/2/2025🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR...
28/02/2025

FURITAANKA TARTANKA WDJ RAMADAN CUP
KOREA πŸ†š CLEVER BOYS
πŸ† WDJ RAMADAN CUP 2025
⏰ 04:00 PM.
πŸ—“οΈ 28/2/2025
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR

Yaa badin kara kulankaan ?

08/01/2025
SHERIFF  πŸ†š DHALINTA MAANTAπŸ† WDJ ACADEMY CUP 2024⏰ 04:30 PM.πŸ—“οΈ 16/12/2024🏟️ FUSTALKA D_WADAJIRYaa badin kara kulankaan ?
16/12/2024

SHERIFF πŸ†š DHALINTA MAANTA
πŸ† WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 04:30 PM.
πŸ—“οΈ 16/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR

Yaa badin kara kulankaan ?

Kulamada Galabta Tartanka  Kubadda Cagta Akadeemooyinka Degmada Wadajir 2024 Waxa uu dhex mari doonaa Kooxaha kala ah.Ku...
15/12/2024

Kulamada Galabta Tartanka Kubadda Cagta Akadeemooyinka Degmada Wadajir 2024 Waxa uu dhex mari doonaa Kooxaha kala ah.

Kulanka 1aad Saacada 3:30PM
UBAD ACADMEY πŸ†š DAALO ACADEMY
πŸ† WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 03:45 PM.
πŸ—“οΈ 15/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR

Kulanka 2aad Saacada 4:45PM
CLEVER BOYS AC. πŸ†š HORSEED ACADEMY
πŸ† WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 04:30 PM.
πŸ—“οΈ 15/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR

Kulumadaan Aadka u adag galabta Waxaa lagu ciyaari doonna garoonka Fuustalka Xarunta Degmada Wadajir.

Fadlan ka soo qaybgal oo dhiirigeli Kooxdaada!.

BUULO ACADMEY πŸ†š SAFAANA ACADEMY πŸ† WDJ ACADEMY CUP 2024⏰ 04:30 PM.πŸ—“οΈ 14/12/2024🏟️ FUSTALKA D_WADAJIRYaa badin kara kulank...
14/12/2024

BUULO ACADMEY πŸ†š SAFAANA ACADEMY
πŸ† WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 04:30 PM.
πŸ—“οΈ 14/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR

Yaa badin kara kulanka Furitaanka ?

Sawiro: Xarunta Degmada Wadajir Waxaa Galabta  lagu qabtay Qori-tuurka Tartanka kubbadda Cagta Akadeemiyaasha Degmada Wa...
09/12/2024

Sawiro: Xarunta Degmada Wadajir Waxaa Galabta lagu qabtay Qori-tuurka Tartanka kubbadda Cagta Akadeemiyaasha Degmada Wadajir.

Agaasinka Tartankaan ayaa leh Xafiiska Sportska Degmada Wadajir qori tuurka Waxa uu u dhacay Si jawi Degan oo qurux badan.

—𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗 β€”
Xafiiska Sportska Degmada Wadajir

17/10/2024
Sawiro: Garoonka Futsalka Xarunta Degmada Wadajir galabta Waxaa ka dhacay Kulan Ciyaareed lagu Maamusayey Sanad guuraddi...
17/10/2024

Sawiro: Garoonka Futsalka Xarunta Degmada Wadajir galabta Waxaa ka dhacay Kulan Ciyaareed lagu Maamusayey Sanad guuraddii 22aad Ee Aas aaska Iskuulka Xalane

Dugsiga Xalane Waxa uu ka mid yahay Iskuuladda ugu faca weyn Ee ku yaala Degmada Wadajir, Waxa uuna soo saaraa Arday Tayo sare leh Aqoon iyo Akhlaaq lagu barbaariyey.

UGU DAMBEYN.

Kulanka Waxa uu kusoo dhamaaday si wanaagsan.

Xafiiska Isboortiga Degmada Wadajir waxa uu soo dhawaynayaa Dhamaan Iskuulada Degmada Wadajir.

Gudoomiyaha isboortiga Degmada Wadajir
Mudane: Cabdirisaaq Salaad Cabdi ( Saaqey )

Fadlan share dheh

Address

Xalane Street
Mogadishu

Telephone

+252613199595

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadajir Sports Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category