World Football News

World Football News Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from World Football News, Mogadishu.

Saadaali oo kuguuleyso $10Qatar vs Ecuador  World Cup 2022 - Group ASHURUUDAHA:-Sheere gareey postiga -Like saar post-ga...
20/11/2022

Saadaali oo kuguuleyso $10
Qatar vs Ecuador World Cup 2022 - Group A

SHURUUDAHA:
-Sheere gareey postiga
-Like saar post-ga
-Like iyo follow saar page-ka
-10Group ku-share garee post-ga
F.G saadaalintu waxay ku egtahay markay ciyaartu bilaabato, sidookale maguuleysan doono ruuxi kataga midkamid ah shuruudaha

NASIIB WACAN!!

🚨 Manchester United ayaa sahmineysa iney burburiso heshiiska Cristiano Ronaldo, kuna dacweyso inuu jabiyay heshiiskii.Ka...
18/11/2022

🚨 Manchester United ayaa sahmineysa iney burburiso heshiiska Cristiano Ronaldo, kuna dacweyso inuu jabiyay heshiiskii.

Ka hor talaabadaan waxey la kulmi doontaa qareeno dhanka sharciga ah, si ay u qaaddo tallaabo ku haboon oo k**a dambeys ah.

CR7 sida muuqata kuma soo laaban doono kooxda.

Man United maka shalaayi doontaa? Mase waa ka reysan doontaa?

Aragtidaada πŸ‘‡πŸ½

Xulka qaranka Senegal ayaa ku dhawaaqay in Sadio Mane uu seegi doono Koobka Adduunka. πŸ’”Isaga oo dhaawac ah ayay soo wate...
18/11/2022

Xulka qaranka Senegal ayaa ku dhawaaqay in Sadio Mane uu seegi doono Koobka Adduunka. πŸ’”

Isaga oo dhaawac ah ayay soo wateen markii h**e waxa ay rajo ka qabeen inuu qeybaha dambe ee koobka Adduunka ka soo muuqdo, balse ma dhicin.

Xulka ugu quruxda iyo labiska shidan ee World Cup ka qeyb galaaya ❀️
18/11/2022

Xulka ugu quruxda iyo labiska shidan ee World Cup ka qeyb galaaya ❀️

Thomas Tuchel waxa uu Chelsea ku sugnaa kaliya  20 bilood, waxyaabihii uu qabtay waxaa ka mid ahaa: πŸ† Champions LeagueπŸ† ...
07/09/2022

Thomas Tuchel waxa uu Chelsea ku sugnaa kaliya 20 bilood, waxyaabihii uu qabtay waxaa ka mid ahaa:

πŸ† Champions League
πŸ† UEFA Super Cup
πŸ† Club World Cup
πŸ₯‡ UEFA Coach of the Year 2021
πŸ₯ˆ FA Cup Finalist
πŸ₯ˆ League Cup Finalist

Ma kula tahay in go’aanka madaxda Chelsea uu ahaa mid qaldan?

Rasmi: Chelsea ayaa shaqada macalinimo ka cayrisay Thomas Tuchel!
07/09/2022

Rasmi: Chelsea ayaa shaqada macalinimo ka cayrisay Thomas Tuchel!

Erling Haaland oo noqday  ciyaaryahankii ugu horreeyay ee Manchester City ah ee gool dhalliya kullmadiisii ugu horreeyay...
07/09/2022

Erling Haaland oo noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee Manchester City ah ee gool dhalliya kullmadiisii ugu horreeyay Premier League iyo UEFA Champions League.

Naadiga Liverpool ayaa war fican ka heshey herada tababarka kadib markii ay u soo laabteen xidigaha Diogo jota iyo Thiag...
07/09/2022

Naadiga Liverpool ayaa war fican ka heshey herada tababarka kadib markii ay u soo laabteen xidigaha Diogo jota iyo Thiago Alcantara

Markii ugu horreysay xirfadahooda ciyaareed ee taariikhda Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa u billaaban doonto in ...
06/09/2022

Markii ugu horreysay xirfadahooda ciyaareed ee taariikhda Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa u billaaban doonto in ay ka wada soo muuqdaan labo tartan oo kala duwan oo Yurub ah.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when World Football News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share