Event AI

Event AI Event AI helps you discover, join, and manage events effortlessly. Smarter events. Powered by AI.

For attendees and organizers, we make it easy to create, find, and grow meaningful experiences.

Diiwangelinta waxey ka dhici donta eventai.soXili h**e cinwankada si diyaarso oo hada iska diiwangeli.
04/06/2026

Diiwangelinta waxey ka dhici donta eventai.so
Xili h**e cinwankada si diyaarso oo hada iska diiwangeli.

Bulshada Garaad Gacmeedka Soomaaliya (AI Somalia Community) waxa ay qabaneysaa Shirka Garaad Gacmeedka Soomaaliya 2026, oo ah shirkii labaad ee qaran ee lagu gorfeeyo fursadaha, caqabadaha, iyo doorka Garaad Gacmeedku ku leeyahay horumarka Soomaaliya.

Shirka ayaa sannadkan looga hadlayaa: β€œGaraad Gacmeed u Adeegaya Soomaaliya: Xalal Maxalli ah, Hal-abuur Mas’uuliyad Leh, iyo Horumar Loo Dhan Yahay.”

Shirka oo lagu qaban doono 14–15 Juun 2026, Jazeera Hotel, Muqdisho, ayaa isu keenaya masuuliyiin dowladeed, aqoonyahanno, cilmi-baarayaal, hal-abuurayaal, ganacsato, arday, iyo daneeyayaal kale oo ka kala socda gudaha iyo dibadda dalka.

Hambalyo guuleystayaasha May 2026 Leaderboard-ka Event AI! πŸ†Bishii May waxay ahayd bil tartan, dadaal, iyo community gro...
01/06/2026

Hambalyo guuleystayaasha May 2026 Leaderboard-ka Event AI! πŸ†

Bishii May waxay ahayd bil tartan, dadaal, iyo community growth cajiib ah.

Kaalmaha ugu sarreeya waxay ku dhammaadeen:

πŸ₯‡ Abdulbaasid Said β€” 2.0k pts β€” $100
πŸ₯ˆ Mohamed Abshir β€” 1.3k pts β€” $75
πŸ₯‰ Maida Hashi β€” 1.1k pts β€” $50

Abaalmarinta bishan waxaa si sharaf leh u sponsor gareeyay AI Crypto Solutions β€” waad ku mahadsan tihiin taageerada aad siinaysaan dhalinyarada, fursadaha, iyo community-ga Event AI.

Waxaan si gaar ah ula xiriiri doona guuleystayaasha si loo dhammeystiro bixinta abaalmarinta.

Bisha June tartan cusub ayaa bilaabmay.
Qof walba wuxuu haystaa fursad cusub inuu leaderboard-ka fuulo.

Yaa noqon doona guuleystaha June? πŸ‘€

🌐 eventai.so

Saacado ayaa ka hartay tartanka June leaderboard-ka! πŸ”₯Caawa ayaa la xirayaa natiijada ugu dambeysa ee leaderboard-ka bis...
31/05/2026

Saacado ayaa ka hartay tartanka June leaderboard-ka! πŸ”₯

Caawa ayaa la xirayaa natiijada ugu dambeysa ee leaderboard-ka bishan.

Kaalmaha h**e hadda waxaa ku jira:
πŸ₯‡ Abdulbaasid Said β€” 2.0k pts
πŸ₯ˆ Mohamed Abshir β€” 1.3k pts
πŸ₯‰ Maida Hashi β€” 1.1k pts

Yaad u malaynaysaa inuu ku dhammaan doono kaalinta koowaad? πŸ‘€

🌐 eventai.so

See less

Jumca Mubarak Alle ha inooga dhigo Jumcadan mid barako, nabad, iyo kheyr badan leh.Wax xiiso leh ayaa ka soo socda Event...
29/05/2026

Jumca Mubarak

Alle ha inooga dhigo Jumcadan mid barako, nabad, iyo kheyr badan leh.

Wax xiiso leh ayaa ka soo socda Event AI bisha June β€” events cusub, fursado cusub, iyo kulamo qiimo leh insha’Allah.

Event-kee ayaad sugaysaa?

🌐 eventai.so

Eid Al-Adha Mubarak from Event AI. πŸŒ™βœ¨Ciid wanaagsan dhammaan bulshada Event AI.Waxaan idinkaga mahadcelinaynaa inaad qay...
27/05/2026

Eid Al-Adha Mubarak from Event AI. πŸŒ™βœ¨

Ciid wanaagsan dhammaan bulshada Event AI.

Waxaan idinkaga mahadcelinaynaa inaad qayb ka tihiin community-ga sii koraya ee Event AI.

Maanta waxaan rabnaa inaan idinka maqalno:

Xagee maanta nagala ciidaysaan?
Comment ku reeba degmada ama magaalada aad joogtaan.

🌐 eventai.so

Coming soon to eventai.soStay tuned for more info.
26/05/2026

Coming soon to eventai.so
Stay tuned for more info.

The AI Summit Somalia serves as a platform that brings together policymakers, researchers, innovators, entrepreneurs, and industry leaders to foster dialogue and collaboration around the future of artificial intelligence. The summit aims to encourage knowledge exchange, showcase emerging technologies, and explore the role of AI in driving innovation and sustainable development.

Join us in shaping meaningful conversations and building pathways toward a more intelligent and connected future.

πŸ“… 14–15 June 2026
πŸ“ Jaziira Hotel, Mogadishu, Somalia

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! πŸŽ‰ Mohamed Abdinur Mohamed, Mohamed Abshir ...
26/05/2026

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! πŸŽ‰ Mohamed Abdinur Mohamed, Mohamed Abshir Kariye, Mohamed Abdi Muyahidin

Final Week Race Begins! πŸ”₯Event AI leaderboard-ka wuxuu galay usbuucii ugu dambeeyay bisha May β€” tartankuna hadda ayuu si...
24/05/2026

Final Week Race Begins! πŸ”₯

Event AI leaderboard-ka wuxuu galay usbuucii ugu dambeeyay bisha May β€” tartankuna hadda ayuu sii kululaanayaa.

Waxaa haray 7 maalmood oo kaliya si aad u meel sare ugu gaartid leaderboard-ka.

Waxaad points ku heli kartaa ficillo la xaqiijiyay sida:

βœ… Attend events
βœ… Check in
βœ… Refer friends

Hadda hoggaanka waxaa haya:

πŸ₯‡ Abdulbaasid S. β€” 1.9k pts
πŸ₯ˆ Mohamed A. β€” 1.2k pts
πŸ₯‰ Maida H. β€” 1.1k pts

Laakiin tartanku weli ma dhammaan.

Su’aashu waxay tahay:
Yaa ku dhammaan doona kaalinta koowaad dhammaadka bishan? πŸ‘€

Attend. Refer. Rise.

🌐 eventai.so

Address

Km4
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Event AI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category