Sheekh Mubaarik

Sheekh Mubaarik Daaci illahay dartii u jecel dhamaan umada muslimka

Kusali wll nabigeena suuban SCW
29/03/2017

Kusali wll nabigeena suuban
SCW

Ya alllah adiga caziiza caza wJalla cadaabkaaga naga xoree 😢😢
23/03/2017

Ya alllah adiga caziiza caza wJalla cadaabkaaga naga xoree 😢😢

Ha ilowin geerida iyo dhibkeeda. Ha ilowin sakaraadkaiyo xanuunkiisa. Ha ilowin malaga oo ka soo bilabaya siibida ruuxda...
22/03/2017

Ha ilowin geerida iyo dhibkeeda. Ha ilowin sakaraadkaiyo xanuunkiisa. Ha ilowin malaga oo ka soo bilabaya siibida ruuxda cagahaaga. Ha ilowin xaalada argagaxa iyo murugada. Ha ilowin qabriga iyo mugdigiisa. Ha ilowin qabriga iyo ciriirigiisa. Ha ilowin su'aalaha munkar iyo nakiir. Ha ilowin kitabka lagaa sinayo midig ama bidix. Ha ilowin miisaankaa iyo camaladiisa. Ha ilowin buundada ka dhuuban tinka hadana ka af badan seefta. Ha ilowin ahlu naarka iyo dhibkiisa. Wll Jzka llaah

26/08/2014

What a nice day!!!

Address

Adis Ababa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheekh Mubaarik posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category