Ardaa Sports

Ardaa Sports SPORT CHANNEL

Dhamaan umadda Muslimiinta Ah waxanu ugu Hanbalyaynanaa Curashada  Bisha Barakaysan ee Ramadaanta "Alle Haynaga Yeelo Ku...
11/03/2024

Dhamaan umadda Muslimiinta Ah waxanu ugu Hanbalyaynanaa Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaanta "Alle Haynaga Yeelo Kuwii Ka Faa'iideysta Bishan Khayrka Badan" Ramadan Mubarak ❤️

Ku Guulayso 44 dollar oo Saadaali Kulanka maanta ee Dawladda hoose ee Burco iyo Asluubta Hargeysa ee k**a danbaysta Hory...
05/03/2024

Ku Guulayso 44 dollar oo Saadaali Kulanka maanta ee Dawladda hoose ee Burco iyo Asluubta Hargeysa ee k**a danbaysta Horyaalka Horyaallada Somaliland.

Si aad u guulaysto raac tilmaamahan

waxa ay xidhmaysaa markay ciyaartu bilaabanto,
Hadii dhawr qof isku jawaab noqdaan, waxaa la tix galinayaa siday u soo kala horeeyeen dhanka wakhtiga iyo siday shuruudaha u buuxiyeen.

27/12/2023

“Sool iyo Laascanood way ka Soo qayb Galayaan Koobka Champion-ka Somaliland ,oo hada lagu dhawaaqay iyo kooxaha ku cusub Ee ka qayb galayaa sandkan”

Nala Wadaag Ciyaaryahanada kugu matli doonaa koobkaas ?

Gobalkee Ayaa ku Guulaysan Doona koobkan 🏆

sawirro: asluubta (0:2) W/M/TamartaHoryaalka Heerka Koowaad ee casimadda
13/07/2023

sawirro: asluubta (0:2) W/M/Tamarta
Horyaalka Heerka Koowaad ee casimadda

Eid Al Adha.
27/06/2023

Eid Al Adha.

Sadaali Ciyaarta Caawa 👉 Man City Vs Real Madrid⏰ 22:00 (GMT +1)🏟️ Etihad Stadium
17/05/2023

Sadaali Ciyaarta Caawa
👉 Man City Vs Real Madrid
⏰ 22:00 (GMT +1)
🏟️ Etihad Stadium

01/05/2023

Waxaan ku faraxsanahay inaan u dabaaldegno Maalinta Shaqaalaha Adduunka iyo gaar ahaan shaqaalaha Ardaa Films.

Cududda shaqadu waa howladeenadeena markasta u adeego bulshadooda.

CIID_mubarik
20/04/2023

CIID_mubarik

Ramadan Mubarak 💙❤️
22/03/2023

Ramadan Mubarak 💙❤️

21/03/2023

Ciyaartoygii ugu wanaagsana horyaalka caasimadda hargeisa sanadka 2022 Qucle jr

Ardaa Sports
Ardaa Films

20/03/2023
20/03/2023

Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland -Somaliland Football Federation SLFF ayaa abaalmariyey Ardaa Sports oo noqotay muuqalsameeyihi ugu wanaagsanaa.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634841447

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ardaa Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ardaa Sports:

Share