Deggel Coworking

Deggel Coworking Deggel Co-working is new all-inclusive workspace - work, eat, play, and relax! Tour with us on.

Adeegyada   aad ka helayso ka eeg sawirka kore, Wixi maclumaad nagala soo xidhiidhi 063-8086555 ama nagu soo booqo xarun...
24/10/2023

Adeegyada aad ka helayso ka eeg sawirka kore,

Wixi maclumaad nagala soo xidhiidhi 063-8086555 ama nagu soo booqo xarunta oo ku taala burj oomar kaaraha dabaqa 5aad qolka 502.


Deggel Coworking  waa  xarun loogu talogalay dadka iskood u shaqaysta 'Freelance', shaqaale , akhriste, ganacsade iyo dh...
16/10/2023

Deggel Coworking waa xarun loogu talogalay dadka iskood u shaqaysta 'Freelance', shaqaale , akhriste, ganacsade iyo dhamaan ardayda jaamacadaha.

Waxa kugu diyar ah xafiisyo sii heersare aah u qalaabeysan iyo waliba qimo macquul aah.


Ma raadinaysa goob xafiis ood ku shaqeysan karto si maalinle, todobadle iyo bile ah?
10/10/2023

Ma raadinaysa goob xafiis ood ku shaqeysan karto si maalinle, todobadle iyo bile ah?


Deggel Coworking waxa ay qabanaysa MERN_STACK 2days training uu bixinayo Abdallah Riig . Training kan oo ah mid muhiima ...
04/10/2023

Deggel Coworking waxa ay qabanaysa MERN_STACK 2days training uu bixinayo Abdallah Riig . Training kan oo ah mid muhiima isla markaana lagu baran doono sida loo dhiso Realtime projects yaa kaliya socon doona 2 days only 6:30PM-9PM.
Training wuxu bilaabmaya khamiista 05 October wuxuna ku bixi doona Online iyo Offline ba.

Qaabka iyo is diiwaan galinta Nagala soo xiriir 63 8086555
Xafiisku wuxu ku yaala Burj Oomar Kaaraha Dabaqa 5aad qolka 502.

Fursad dahabiya Tababar (qaabka machines ka  laboratory gu u shaqeeyaan iyo sida aad ugu shaqayn lahayd )Hab casriya !!T...
02/10/2023

Fursad dahabiya
Tababar (qaabka machines ka laboratory gu u shaqeeyaan iyo sida aad ugu shaqayn lahayd )

Hab casriya !!

Tababarkan waxa ka faaidaysan kara cid kasta oo barata,ku shaqaysa,xiisaysa,shaybaadhka waxaad ku baran doontaa habka machines ka laboratory u shaqeeyaan(principal) iyo sida aad adigu ugu shaqayn karto oo hab casriya laguu barayo lana adeegsanyo technology gii u danbeeyay

Waxa bixinaya maamulaha guud ee MEDLAB (medical development laboratory) ahna qoraag buuga laboratory guidelines

H**e dalka loogama bixin training noocan oo kale ah!!!
+252 63 8086555
Iska diwaangali linkgi hoos ku xusan
https://forms.gle/Ty8TtGQRsb5BszYX9

30/09/2023

Opportunity for Researchers!

New class will kick on 05th Oct 2023.

Don't miss!

Venue: Deggel Coworking downtown
Time: 4pm to 5.50pm
Days: Thursdays only
Lecturer: Khadar Hassan - Dhoolayare ( Senior researcher)

To register, click the below link.

https://forms.gle/MGrqTESJqp7hoYE69

Tobabar: Waxa marlabaad inoo bilaabmi doona tobabarkii 《Research methodology 》ahaa waxaa bixin doona Mr Khadar Hassan - ...
30/09/2023

Tobabar: Waxa marlabaad inoo bilaabmi doona tobabarkii 《Research methodology 》ahaa waxaa bixin doona Mr Khadar Hassan - Dhoolayare Oo course-kan isagu khibrad dheerada u leh in badana kusoo dhex jirey.
Hadaba course-kan waxyaabaha aadku baran doontaan waxa kamida;
●Background Study
●Literature Review
●Research Design
●conclusion And Recommendation
Waxa ka faaideysan kara course-kan ardeyda (Under graduate) ka iyo sido kale kuwa (post graduate) ah iyo qofkasta oo xiiseynya inu Research-ka waxka barto.
Hadaba si aad isku diwaan galiso raac link-gan https://forms.gle/hgdNUdGk7xqKKCMv7

Ama nagalsoo xidhiidh numberkan 063-8086555.
Fee ga course kuna wa 10 dollar oo kali aah marka u ardaygu dhaameysto course waxa u helayaa shahaado (Certificate).

Tobabar ku saabsan sida ganaacsigaaga u hor marin lahayd iyo sida ugu wanaagsan eed u suuq gayn lahayd ganacsigaaga adig...
24/09/2023

Tobabar ku saabsan sida ganaacsigaaga u hor marin lahayd iyo sida ugu wanaagsan eed u suuq gayn lahayd ganacsigaaga adigo ka faaideysanaya baraha bulshaada (Digital platforms) kaas oo ka caawinayaa sidu ganacsigaagu u noqon lahaa mid midha dhal fiicaan yesha, tobabrkan wuxuu faido weyn u leyahay dadka leh ganacsiyaada jecelna inay sii horumariyaan waxaa kale oo Iyana ka faideysan kara dadka raba inay bilabaan mustaqbalka ganacsi iyaga u gaar aah.
Hadaba waxa tobabarka bixin doonaa Maamulaha Guud ee Shirkada SomDigital Solutions Mr. Mukhtar Hakaale , Goobta uu ka qabsoomi doono waa xarunta Deggel Coworking Coworking
Tobabarka wuxu socon doona 2cisho 28-29 September, 2023 marka u dhamysto qofku waxa uu heli donaa Shahaado (Certificate) Fee-ga looga baahanyhy qofka waa $10 Oo kaliya hadaba si aad isku diwaangaliso raac linkgan: https://docs.google.com/forms/d/1z9Vs18yxt4-wigWGoRaMriTKLkxVIWNU1S28BOvcTWg/edit ama nagala soo xidhiidh numberkan 63 8086555

Tobabar ku saabsan sida ganaacsigaaga u hor marin lahayd iyo sida ugu wanaagsan eed u suuq gayn lahayd ganacsigaaga adig...
24/09/2023

Tobabar ku saabsan sida ganaacsigaaga u hor marin lahayd iyo sida ugu wanaagsan eed u suuq gayn lahayd ganacsigaaga adigo ka faaideysanaya baraha bulshaada (Digital platforms) kaas oo ka caawinayaa sidu ganacsigaagu u noqon lahaa mid midha dhal fiicaan yesha, tobabrkan wuxuu faido weyn u leyahay dadka leh ganacsiyaada jecelna inay sii horumariyaan waxaa kale oo Iyana ka faideysan kara dadka raba inay bilabaan mustaqbalka ganacsi iyaga u gaar aah.
Hadaba waxa tobabarka bixin doonaa Maamulaha Guud ee Shirkada Somdigital Mr.Mukhtar Hakaale, Goobta uu ka qabsoomi doono waa xarunta Deggel Coworking
Tobabarka wuxu socon doona 2cisho 28-29 September, 2023 marka u dhamysto qofku waxa uu heli donaa Shahaado (Certificate) Fee-ga looga baahanyhy qofka waa $10 Oo kaliya hadaba si aad isku diwaangaliso raac linkgan: https://docs.google.com/forms/d/1z9Vs18yxt4-wigWGoRaMriTKLkxVIWNU1S28BOvcTWg/edit ama nagala soo xidhiidh numberkan 063-808655

04/09/2023

Welcome to Deggel Coworking , Immerse yourself in a space designed for innovation and creativity.

Our services are:
•Work Space
•Meeting Space
•Training
•Events

Free-services:
•Internet
•Ac
•Refreshment (Coffe or Tea)
•Printer

Visit our website www.deggelcoworking.com Or contact us: 063-8086555


19/08/2023

Deggel Coworking waxaad ka helaysaa goob aadku qabsan karto tobabarada (Training).
Hall-ka waxa kugu diyaara waxkasta Oo ku fudeydinaya tobabarkaaga sida;
•Projector
•White Board
•AC

Wixii faahfaahin dheeraadana nagalasoo xidhiidh numberkan 063-8086555 ama soo booqo website-kyga www.deggelcoworking.com

Address

Road No 1, Burj Oomar/5 Floor, Room/502
Hargeisa
2522

Opening Hours

Monday 07:30 - 21:00
Tuesday 07:30 - 21:00
Wednesday 07:30 - 21:00
Thursday 07:30 - 21:00
Saturday 07:30 - 21:00
Sunday 07:30 - 21:00

Telephone

+252638086555

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deggel Coworking posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Deggel Coworking:

Share