19/05/2024
🔥 its Final Day🔥
⚽️ Manchester City vs West Ham
🏆 Tartanka Premier League
⏰ Saacadu waa 6:00 PM
🏟 Garoonka Etihad Stadium
Wararka kulanka
Manchester City ayaa ah kooxda kaliya ee aan wali guuldarro ku soo gaarin garoonkeeda xilli ciyaareedkaan (W13 D5).
Manchester City ayaan laga badinin 16-kii kulan ee ugu dambeeyay Premier League oo ay wajahday West Ham (W13 D3), tan iyo guuldaradii 2-1 ee garoonkooda September 2015.
West Ham ayaa sidoo kale laga badiyay 15 ka mid ah 17-kii kulan ee Premier League oo ay marti u ahaayeen City, marka laga reebo barbaro 1-1 ah (Janaayo 2008) iyo 2-1 ay ku badiyeen (Sebtember 2015).
Hammers ayaa laga dhaliyay ugu yaraan goal 17-kii kulan oo ay ku ciyaartay Etihad Stadium Premier League.
Guardiola ayaa kaliya hal kulan oo kaliya looga badiyay goroonkiisa xilliciyaareed markii uu watay Barcelona 2009-10, halka Manchester City ay raadineyso inay sii ahaato guuldarro la'aan gurigeeda xilli ciyaareed markii afaraad oo ay weheliso 1904-05, 1920-21 iyo 2011-12.