17/03/2025
Ciiddan baa la sheegayaa somali ah in xadka kenya ay ku rasaaseeyeen ammaan sugayaashii xadka kenya, arrintan ayaa tuhun u baahan fadqalalo kasta oo doorkan ciiddanka xooggu sameeyaan oo kabaxsan la dagaallanka khawaarij waxay ka dhigmaysaa inay dagaallo kale rabaan inay ku furaan dawladda kuwo siyaasadeed iyo daandaansi kenya ah, waa in ciiddankaas baadhis la mariyo iyo kuwa xadka ee dhibta wada inay kenya xadkeeda xidhatana waa Waajib si darisku albaabada uga xidhaan khawaarij oo dawladdu ku dhibaatayso khawaarij gudaha dalka si loo darreensiiyo xanuunka ay darreensiiyeen shacab soomaaliyeed muddo ku dhow 20sanadood