18/03/2016
Bar-Kulan oo qaban doona Barnaamijkii ugu horeeyay
Kaas oo ay Habeen danbe ay isku arki doonaan
Tobarayaasha Nolosha ee ka dhiga Gobolkan Awdal
xalkaas oo ay ku soo bandhigi doonaan
1.Warbixin ku saabsan Machadka
2.Guulihii ay gaadheen
Martida madasha
1. Trainer Naafic
2, Trainer Yousuf
3, Trainer Abdeeq
Dhamaantood waxaan u haynaa xushmad iyo sharaf
Habeen: Sabti Tarikhda: 18/03/2016